2 daqiiqo Sheeko:Dalka UCID iyo WADANI oo kulamadoodii ugu dambeeyay ku yeelanaya Hargeysa Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADANI, ayaa yeelanaya kulamadoodii ugu dambeeyay ee ay ku cadeynayeen mowqifkooda ka dhanka ah mudda xileedka dhamaaday ee madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Caan ah oo lagu dilay gobalka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegaanka Dhisaq Shurufle ee hoostaga gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxa hubaysan ay habeennimadii xalay ku dileen deegaanka Sheekh Caan ah iyo wiil uu dhalay. Sheekha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Xamsa oo la kulmay Ismaaciil Cumar Geelle Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Abdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulankooda waxa ay kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib u habayn ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka si loo waafajiyo arrimaha mudnaanta leh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo ka digtay Roobab daadad wata oo ka da’a Dalka Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ayaa sheegtay in laga cabsi qabo todobaadyada soo socda in qaybo kamid ah dalka ka da’aan roobab dabeylo wato. Todobaadka labaad ee bisha ayaa la filaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u ambabaxay dalka Jabuti Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa goordhaw safar ugu ambabaxay dalka Jabuti. Ra’iisulwasaare Xamsa ayaa casuumaad ka helay dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo shirka COP-27 ka qayb-galayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Sharma ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo shirka COP-27. Madaxweynaha ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Masar, waxaana uu madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha gudaha oo gaaray Baydhabo, Akhriso u jeedka Socdaalka wasiir Fiqi Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed. Fiqi ayaa waxaa isaga iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiska TPLF iyo Dowladda Itoobiya Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay heshiiska horudhaca ah ee ay gaareen Dowladda dhexe ee Itoobiya iyo Jabhadda TPFL. War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Rag ka tirsan Daacish Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabateyn dul dhigtay xubna sar sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ka dagaalanta qayba kamid ah Soomaaliya. Maraykanka ayaa sheegay in ragga uu cunaqabateynta dul dhigay…