1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad xooggan oo ku dhuftay Qardho Roobab xooggan oo sababay in ay daadad ka dhashaan ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay degmada Qardho ee maamulka Puntland. Daadadka oo ku soo baxay xaafadaha iyo waddooyinka magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Maanta Xariga Ka Jaray Dhismaha Dekadda Garacad Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehelada Wasiir Siraaji oo soo dhaweyay cadaaladda uu helay wiilkooda Qoyska allaah u naxariistee Wasiirkii hore ee howlaha guud Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji, ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu fuliyay eedeysanihii dilay wiilkooda. Ehelada ayaa sheegay in ay Madaxweynaha iyo cid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Garacad oo maanta xarigga laga jarayo. Waxaa maanta lagu wadaa in xarigga laga jaro dekadda degmada Garacad ee gobalka Mudug, halkaas oo munaasibadda daahfurka ay ka soo qayb galaan mas’uuliyiin kala duwan. Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Amar Ku Bixiyay in 10 Malyan oo Dhir ah Dalka Lagu Beero Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Qaabilay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi, kaas oo dalka soo gaaray, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo saddex bil ka faa’idday Sh4bn dhoofinta qaadka ay keento Soomaaliya Dhoofinta qaadka Miiraga ee ay Kenya u dhoofiso Soomaaliya, waxa ay ka heshay lacag dhan 4 bilyan oo shilinka kenya ah, muddo saddex bilood ah tan iyo markii uu dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Askari Lagu Dilay Kaaraan iyo Ciidanka oo Qabtay Qaar Kamid ah Kooxdii Dilka u Geysatay Marxuumka Warar kale duwan ayaa waxaa laga helayaa dil maanta askari ka tirsanaa ciidanka dowladda oo maanta kooxo hubeysan ay ku dishay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, gaar ahaan suuqa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciyaaryahannada Xulka Qaranka oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho Ciyaaryahannada xulka qaranka Soomaaliya 17-sano jirada, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta ugu sareyso dalka. Kooxda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika Wararka naga soo gaarayo dalka Koonfur afrika ayaa sheegaya in kooxa burcad ah ay xalay dil ugu gaysteen gudaha dalkaas Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah Soomaalida dalkaas ku ganacsata. Dilka…