4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 68 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo Eretria ku eedeysay in ay duqayn gobalka ka gaysatay Mas’uuliyiinta gobalka Tigrayga ayaa ku eedeyay dowladda Itoobiya in ay xulafadeeda Eretria, ay duqaymo aan loo meel dayin ay ku garaacday gobalka saacadihii la soo dhaafay. Duqaynta oo ka dhacday…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Waxbaratay, Waa Bulsho Waxbaratay Nadiifo Maxamed waa 35 jir umuliso ah, ku nool Degmada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe ee Soomaaliya, waxay kaalin wax ku ool ah ka qaadataa hor’umarinta bulshadeeda, shaqadeeduna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa oo kormeeray xarunta dowladda hoose ee Xamar Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta maamulka dowladda hoose ee Xamar. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 sano kadib geeridii Abshir Bacadle, Dib u milicso taariikhdiisa Maanta oo kale laba iyo toban sano ka hor waxaa geeriyooday allaah u naxariiste Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadled oo kamid ah ahaa sugaanyahannada ugu caansan geyiga Soomaalida. Haddaba, Dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xeer Madaxweyne ku baabi’iyay guddiyada Adeegga Garsoorka iyo La Dagaalanka Musuqmasuqa Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gebi ahaanba baabi’iyay xeer golaha adeegga garsoorka iyo guddiga madaxbanaan ee la dagaalanka musuqmasuqa. Xasan Sheekh ayaa sheegay in isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaad ka taqaanna Jabhadda FRUD ee weerarka ku qaaday ciidamada Jabuuti? Jimcihii la soo dhaafay koox hubaysan ayaa askar ka tirsan ciidamada Jabuti ku dishay meesha loo yaqaano Garabtisan oo ka tirsan gobalka Tadjourah. Weerarka askarta lagu dilay ayaa yimid kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanad kadib geeridii Maxamed Daahir Afrax, Dib u milicso taariikhdiisa Sanad ka hor maanta oo kale waxaa geeriyooday Maxamed Daahir Afrax oo kamid ahaa aqoonyahanada dhanka afka iyo dhaqanka ee Soomaalida. Allaha u naxariiste waxaa uu xanuunka Corona Virus ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo shaacisay liiska Baraha Shabaab laga xiray Dolwadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hawada ka saartay qaar kamid ah baraha dhanka iInternet-ka ah ee lagu baahiyo wararka ururka alshabaab. Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Soomaaliya ayaa shaacisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Daahir Guutaale oo geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Daahir Xasan Guutale, oo kamid ahaa xildhibaannadii dalka soo maray. Daahir Xasan Guutale, ayaa muddooyinkii la soo dhaafay waxaa la soo darsay…