2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiilka Madaxweynaha Uganda: Aniga iyo ciidamadeyda laba isbuuc naguma qaadenyso in aan ku qabsanno Nairobi Taliyaha ciidamada militeriga Uganda ahna wiilka madaxweynaha dalkaas Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in aysan waxba la ahayn in uu qabsado Niarobi. Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Cusub: Caydiid oo soo Riday “Black Hawk” iyo Oakley “Gorgorka Baalashaan ka Rifeynaa” Maanta oo kale 29 sano ka hor, ciidamo ka socday dalka Mareykanka oo Muqdisho, caasimadda Soomaaliya u joogay hawlgalka “rajo soo celin”-ta iyo caawinta dadka iyo dalka dhibaateysan ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sweden oo Turkiga ka qaadday xayiraad ay horay u saartay Dowladda Sweden ayaa sheegtay in ay qaadday xayiraaddii dhinaca hubka ah ee ay horay u saartay dowladda Turkiga, xilli aysan wax hub ah aysan ka iibin muddo sanado ah. ISP…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Ciro” Xisbiga WADANI aqbali maayo mudo kordhinta xaaranta ah ee loo sameeyey Biixi” Musharax madaxweynaha xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaalada Harheysa ayaa waxaa uu ka hadlay mowqifkooda ku aadan muddo kordhintii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Oktoobarey adaa lahaa!” — Cabdi Bashiir Indhabuur. Bisha October waa bisha kaliya ee ugu maalmaha madow bilaha ay Soomaalidu tirsato. Intani waa intii aan xusuusaha faaday ka soo dhuftay iyo ino kale oo ay waayuhu na soo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka DAGAALKA SHABAAB: BARBARKAY KA BAXDAA WAA BAKAYLE QALEEN! Shabaab waxa ay gumaad aan loo meel dayin ku haayeen bulshada muddo 15 sano ah, waxa ay la beegsanayeen qaraxyo ay xasuuq ugu gaysteen dad badan oo birimagaydo ah, waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtida Somaliland oo u muddo kordhin u sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi Golaha guurtida ee Somaliland ayaa muddo kordhin laba sano ah u sameeyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, waxaana golaha iyaguna ay sameysteen muddo kordhin shan sano ah. Kulan ay ku yeesheen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Militeri ah oo afgambiyay Burkina Faso Saraakiil kamid ah ciidamada militeriga ee dalka dhaca galbeedka qaaradda Africa Burkina Faso, ayaa sheegay in ay talada dalka kala waregeen hoggaamiyihii sagaal bil ka hor dalka Afgambiga ku qabsaday.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo dad shacab ah ku dilay gobalka Gedo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dad shacab ah oo ay ururka alshabaab ku dileen deegaan hoostaga gobalka Gedo, gaar ahaan xadka Soomaaliya iyo Keenya. Inta la xaqiijiyay 12…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo beenisay in doorashooyin ay ka qabaneyso 12 degmo Maamulka Puntland ayaa sheegay in been abuur ay tahay wararka sheegaya in xukuumadda madaxweyne Deni, dooneyso in doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ay qabaneyso lagu koobayo 12 degmo.…