Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Fal danbiyeed tahay Cidii baahisa Fikirka iyo Wararka Alshabaab Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Alcadaala, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada warfaafinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay gebi ahaanba fal dambiyeed u… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Laba Sano kadib geerida Ra’isul Wasaare Cali Khaliif Galeyr, Dib u milicso taariikhdiisa Maanta oo kale laba sano ka hor ayuu geeriyooday ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Cali Khaliif Galayr, oo kamid ahaa siyaasiyiinta saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya. Dib u milicso taariikhda Prof…
1 daqiiqo Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Finland oo khadka taleefoonka kuwada hadlay Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Finland, Mudane Matti Vanhanen. Labada guddoomiye ayaa kawada hadlay sidii…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo la kulmay Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Geeska Africa u qaabilsan Dawladda Finland Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay ergeyga gaarka ah ee arrimaha Geeska Africa u qaabilsan Dawladda Finland ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Finland, Mudane Suldaan…
1 daqiiqo Madaxweyne Dani oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Hey’adaha Samafalka Dalka Kuwait Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Ururka Samafalka ee Liilaaf ee dalka Kuwait oo uu hoggaaminayo Maamulaha Ururka ayna weheliyaan xubno…
2 daqiiqo Maareeyaha Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha oo shaqadii laga joojiyay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dib u heshiinta dowladda Federaalka ah Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay mareeyaha guud ee hay’adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga dadweynaha. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo AFRICOM oo war ka soo saartay duqayn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaanno AFRICOM, ayaa sheegay in ay duqayn ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan ururka alshaab. Duqayn ka dhacday deegaan u dhaw…
2 daqiiqo Wiilka Madaxweynaha Uganda: Aniga iyo ciidamadeyda laba isbuuc naguma qaadenyso in aan ku qabsanno Nairobi Taliyaha ciidamada militeriga Uganda ahna wiilka madaxweynaha dalkaas Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in aysan waxba la ahayn in uu qabsado Niarobi. Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka…
4 daqiiqo Xog Cusub: Caydiid oo soo Riday “Black Hawk” iyo Oakley “Gorgorka Baalashaan ka Rifeynaa” Maanta oo kale 29 sano ka hor, ciidamo ka socday dalka Mareykanka oo Muqdisho, caasimadda Soomaaliya u joogay hawlgalka “rajo soo celin”-ta iyo caawinta dadka iyo dalka dhibaateysan ayaa isku…
1 daqiiqo Sweden oo Turkiga ka qaadday xayiraad ay horay u saartay Dowladda Sweden ayaa sheegtay in ay qaadday xayiraaddii dhinaca hubka ah ee ay horay u saartay dowladda Turkiga, xilli aysan wax hub ah aysan ka iibin muddo sanado ah. ISP…