1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shirka madasha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmayo Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka wadatashiga dowadda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Shirkaan oo ay ka qaybgalayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Xasan Sheekh Maxamuud,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho ku soo wajahan Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu soo gaaro magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin afarta maamul gobaleed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gaarka Ee Gurmadka Abaaraha oo Kulan La Qaatay Agaasimaha UNICEF Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha UNICEF ee Barnaamijyada Degdegga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha deegaanka Xudur oo guddoomiye cusub doortay Golaha deegaanka degmada Xudur ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta degmada waxaa lagu doortay guddoomiyaha degmada Xudur ee gobalka Bakool. Cumar Abdullahi Mohamud, ayaa loo doortay duqa degmada Xudur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Axmed Madoobe, ayaa xamar kaga qayb galaya shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda dowlad gobaleedyada oo muqdisho ku soo wajahan, Akhriso ujeedkooda Wxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay yimaadaan dhammaan madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka, si ay uga qayb galaan shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah DF. Shirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo guullo ka sheegatay howlgallo ciidamada ay ka fuliyeen Shabeellaha Hoose Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xubna ka tirsan horjoogayaasha ururka alshabaab ay ku dishay howlgal ay ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga gobalka shabeellaha hoose. War ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Albania oo xiriirka u jartay dalka Internet-ka ka weeraray Dowladda Albania, ayaa gebi ahaanba xiriirkii diblomaansiyadeed u jartay Tehran kadib markii ay ku eedeysay in ay Iran ku lug laheyd weerar dhanka Internet-ka ah oo lagu qaaday kaabayaasha dhaqalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan oo ka digay siyaasadaha daandaansiga ah ee reer galbeedka Recep Tayyip Erdoğan madaxweynaha dalka Turkiga , ayaa sheegay in aan aysan waxba soo kordhinaynin siyaasadaha daandaansiga ah ee dalalka reer galbeedka ay ku wajahayaan Ruushka, markii markii dalalka midawga…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadgelinta Soomaaliya: Hiigsasho cadaalad iyo amni u ah dhamaan Somalida. Warsaxaafadeed September 7, 2022 Kismaayo, Soomaaliya: Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya la gaaray, hadana xasiloonida Soomaaliya…