1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Federalka iyo Wasiirrada Heer Dowlad Goboleed oo Shir u Furmay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dadka oo ay ku wada hadlayaan wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada iyo wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo diyaarisay ciidamadeeda ka hortaga Rabshadaha Dowladda Kenya ayaa gabi ahaan heegan gelisay ciidamada ka hortaga rabshadaha ee dalkaas. Ciidamada ayaa lagu arkaya waddooyinka iyo xarumaha siyaasadda ee dalka Kenya, waxaana lagu wadaa in ay xakameeyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax lagu dilay wadaad Caan ah oo ka dhacay Afghanistan Jimcihii shalay weerar khasaaro gaystay oo ka dhacay masaajir ku yaalla galbeedka dalka Afghanistan, ayaa waxaa ku geeriyooday 18 qof oo kamid ah dadkii ku tukanayay masaajidka. Dadka dhintay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF oo dalka Sri Lanka siinaysa $3 Bilyan Hay’adda lacagta adduunka ee IMF, ayaa ugu deeqday ku dhawaad $3 bilyan oo dolar dalka Sri Lanka, si wax looga qabto xaaladda dhaqaalaha iyo sicir bararka ka jira dalkaas. Sri…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxadweyne Xasan oo Qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah OCHA Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tacsi u diray Ehelka Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaga tacsiyadeeyay geerida ku timid hooyadiis Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq. War ka soo baxay Villa Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo farriin u dirtay qowmiyadaha daga Itoobiya Waxaa maalintii todobaad galay dagaalka u dhaxeeya jabhadda TPLF iyo ciidamada dowladda Itoobiya. Dagaalka oo dib uga qarxay gobalka waqooyiga dalka Itoobiya ee Tigrayga, ayaa bilaabmay kadib markii ay fashilmeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Magacaabay Ergay Cusub iyo Lataliyaha Arrimaha Shidaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaarihii hore Malaysia oo Isbitaal la dhigay Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Malaysia Mahathir Mohamad, ayaa la dhigay isbitaal ku yaallo magaalada caasimadda ah ee Kuala Lumpur, kadib markii laga helay xanuunka corona virus. Mahathir ayaa malaysia hoggaaminaye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa oo warbixin ka dhageystay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya Mss Kristina Svensson. Kulanka ayaa looga hadlay dadaaladda banguga adduunka uu ka wado Soomaaliya…