1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dunida oo laga xusayo Xuska Caalamiga ah iyo Xusuusta Dhibbanayaasha Argagixisada Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee xuska iyo Xusuusta Dhibanayaasha Argagaxisada, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta sharaftay Soomaalida badan ee ay Rabshadahaas gacan ka hadalku saameeyeen, waxayna ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Wanlaweyn Inta la xaqiijiyay in ka badan 8 qof ayaa ku dhintay kadib markii uu dagaal u dhaxeeyo laba beel oo walaalo ah uu ka qarxay deegaanka Yaaqbari Weyne oo hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaro ka dhashay Qarax ka dhacay Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro gaystay oo xalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbland. Qarax ayaa lala eegtay guri ku yaalla xaafadda Siinaay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne hore Farmaajo oo Xildhibaannimo loo dhaarinayo Maanta oo axad ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ah ay yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo lagu balan sanaa in shalay oo Sabti ah uu dhaco balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo baaq ka soo saaray weerarka Hotel Xayaat Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerar ururka alshabab ay ku qaadeen Hotel Hayat ee magaalada Muqdisho. Rooble ayaa qoraal uu soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdo: Hooyo iyo Carruur ay dhashay oo ku dhintay Hoobiye! Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro hoobiyayaal ah oo xalay lagu garaacay xaafado ay daggan yihiin dad shacab ah oo ku yaalla degmada Xamar Jajab. Inta la xaqiijiyay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Abwaan Maxamed Warsame Ibraahim Hadraawi Maxamed Ibraahim Warsamed Hadraawi ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Hargeisa isaga oo ku jira da’da 79-aad, Hadraawi, oo muddo ku xanuunsanaa Somaliland ayaa la sheegayaa inuu ku geeriyooday magaalada Hargeisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MEEL-MARINTA GO’AANKA GOLAHA WASIIRRADA EE MAGACAABISTA XUBNAHA GUDDIGA MAAMULKA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya go’aanka shirka Golaha Wasiirrada ee Sumaddiisu tahay SHGW.00.01.08.202 ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo laga qaaday baasaboorka Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in hay’adda FBI-da maraykanka ay ka qaadday saddex baasaboor oo uu lahaa isniintii todobaadkaan. Talaabadaan ayaa imaanaysa xilli uu Trump wajahayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hadi Matar, wiilkii weeraray qooraga buugga ‘Aayadaha Shaydaanka’ oo hadlay! Hadi Matar, oo ah wiil ku eedeysan in uu weeraray qoraaga reer Britain Salman Rushdie, xilli uu khudbad ka jeedinayay xarunta machadka Chautauqua Institution ee galbeedka gobolka New York ee dalka Mareykanka,…