1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Degmada Baxdo Saraakiil katirsan Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee bartamaha ee dowlad goboleedka Galmudug, waxaana saraakiishu ay u kuurgaleeyeen xaaladda amni ee Baxdo, kadib dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Sheegay iney Ka Go’an Tahay Xukuumadda Gurmadka Abaaraha Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa dhowaan waxaa uu safar ku tagay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, isaga oo u kuurgalayay xaaladda ka jirta gobolka, iyo deegaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo lacag ugu deeqday dadka abaaraha saameeyeen Maamulka Somaliland ayaa walaac ka muujiyay abaarta baahsan ee sababtay in kumannaan qof ay la’aan yihiin cunto iyo biyo, taasoo ah arrin aan horay loo arag muddo sanado ah. Maalintii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Garowe Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta oo Khamiis ah u safro magaalada Garoowe ee maamulka Puntland. Wafdi horudhac u ah socdaalka madaxweynaha oo uu hoggaaminayo Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa oo gaaray Baladweyne Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Xamsa Cabdi Barre, ayaa goordhaw gaaray garoonka Ugaas khaliif ee magaalada Baladweyne. Socdaalka ra’iisulwasaaraha ayaa salka ku haaya sidii uu ugu kuur gali lahaa xaaladda deeganada gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabaddoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho Allaah u naxariistee waxaa suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ay kooxa hubaysan dil ugu gaysteen Nabaddoon Maxamed Nuur Diiriye, oo kamid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed. Nabadoonka ayaa lagu dilay gudaha suuqa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalka Ruushka iyo Ukraine oo lix bil jirsaday Lix bil ayaa ka soo wareegatay markii Ruushka uu ku dhawaaqay in howlgal ka dhan ah Ukraine oo uu ku qaaday 24 February sanadkaan. Howlgalkaan oo illa iyo hadda ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Qaramada Midoobay oo Ka Deyrinaya Abaarta Ka Jirta Soomaaliya Hey’adaha Qaramada Midoobey ayaa ka deyrinaya xaaladda cunto yari ee ka jirta gobolka geeska Afrika, kadib abaaraha dabadheeraaday oo sababay in ay dadku wajahaan gaajo daran, taas oo laga cabsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Shixnado Gargaar ah Gaarsiisay Hiiraan Hay’adda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa diyaarado siday shixnado gargaar ah waxaa ay gaarsiisay gobolka Hiraan, xilligaan oo ay ka jiraan abaaro baahsan iyo dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gurmadka Abaaraha oo Xukuumadda Ugu Warbixiyay Baaxadda iyo Saameynteeda Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuurioyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta warbixin ku saabsan saameynta iyo baaxadda Abaaraha la…