1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway oo muwaadiniinteeda kaga digtay in ay u safraan Soomaaliya Waaxda arrimaha dibadda ee dowladda Norway ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay u socdaalaan Koonfurta, Bartamaha iyo Waqooyi-Bari ee Soomaaliya. Norway ayaa sidoo kale ugu baaqday in dadkeeda hadda ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ATMIS oo cambaareysay weerarka Hotel Xayaad Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa cambaareeyay weerarkii ay ururka alshabaab ku qaadeen Hotel Xayaad habeennimadii jimcaha ahayd ee kaas oo qaatay muddo 30 saacadood ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dunida oo laga xusayo Xuska Caalamiga ah iyo Xusuusta Dhibbanayaasha Argagixisada Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee xuska iyo Xusuusta Dhibanayaasha Argagaxisada, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta sharaftay Soomaalida badan ee ay Rabshadahaas gacan ka hadalku saameeyeen, waxayna ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Wanlaweyn Inta la xaqiijiyay in ka badan 8 qof ayaa ku dhintay kadib markii uu dagaal u dhaxeeyo laba beel oo walaalo ah uu ka qarxay deegaanka Yaaqbari Weyne oo hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaro ka dhashay Qarax ka dhacay Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro gaystay oo xalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbland. Qarax ayaa lala eegtay guri ku yaalla xaafadda Siinaay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne hore Farmaajo oo Xildhibaannimo loo dhaarinayo Maanta oo axad ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ah ay yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo lagu balan sanaa in shalay oo Sabti ah uu dhaco balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo baaq ka soo saaray weerarka Hotel Xayaat Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerar ururka alshabab ay ku qaadeen Hotel Hayat ee magaalada Muqdisho. Rooble ayaa qoraal uu soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdo: Hooyo iyo Carruur ay dhashay oo ku dhintay Hoobiye! Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro hoobiyayaal ah oo xalay lagu garaacay xaafado ay daggan yihiin dad shacab ah oo ku yaalla degmada Xamar Jajab. Inta la xaqiijiyay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Abwaan Maxamed Warsame Ibraahim Hadraawi Maxamed Ibraahim Warsamed Hadraawi ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Hargeisa isaga oo ku jira da’da 79-aad, Hadraawi, oo muddo ku xanuunsanaa Somaliland ayaa la sheegayaa inuu ku geeriyooday magaalada Hargeisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MEEL-MARINTA GO’AANKA GOLAHA WASIIRRADA EE MAGACAABISTA XUBNAHA GUDDIGA MAAMULKA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya go’aanka shirka Golaha Wasiirrada ee Sumaddiisu tahay SHGW.00.01.08.202 ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka…