Wasaaradda Gargaarka: Sanadkan illaa $1.6 Bilyan Ayaa Loogu Talo-galay Arrimaha Bani’aadanimada Xil. Cilmi Cumar Ceynsane , wasiir ku-xigeenka wasaaradda gargaarka iyo maareyna musiibooyinka oo maanta ka hadlayey shirka ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sawirro: Shir Looga Hadlayey Arrimaha Gargaarka Ee Bini’aadannimada Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ahee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirk ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha…
1 daqiiqo Maamulka Goofgaduud Buurey: Al-shabaab Waxay Gubeen Saldhiggii Iyo Nalalkii Ku Shaqeynayey Cadceedda Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab ay awood uga saareen deegaankaasi oo dagaalyahannadan shalay ay la wareegeen. Guddoomiyaha deegaankaasi Xasan Isaaq oo wareysi isiiyey…
1 daqiiqo Madaxweynayaasha Maamullada Puntland Iyo K/galbeed Oo Gaaray Dhuusamareeb Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo K/galbeed ayaa maanta waxay gaareen degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, halkaasi oo uu ku sugan yahay madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug…
2 daqiiqo Dadka Oo Ku Dhib-qaba Waddo Marista Iyo Dowladda Oo Aan Sharciyeyn Iskuul Wiido Xal looma hayo mashquulka wadooyinka caasimadda Muqdisho taasi oo sii adkeyneysa horumar kasta oo laga sameyn lahaa ku dhaqanka sharuucda marista wadooyinka. Tirada shilalka ayaa aad u sii kordhay sanadihii…
1 daqiiqo Puntland: Dhibaatada Ka Jirta Koonfurta Soomaaliya %65 Somaliland Ayaa Qeyb Ka Ah Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhibaatooyinka amni darri ee ka jirta inta badan gobollada dalka ay kaalin weyn ku leeyihiin maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo…
1 daqiiqo Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya? Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Haile Mariam Desalegn ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Shirkaan ayaa diiradda lagu…
1 daqiiqo Shirweynaha Dib u Eegista Waxbarashada Puntland Oo Ka Socda Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa ka soconaya shirweynaha dib u eegista waxbarashada Puntland oo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Leh Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Dhuusamareeb Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la leh maanta oo Arbaco ah bulshada ku dhaqan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Madaxweynaha ayaa habeenkii xalay ahaa…
1 daqiiqo Shirkii Lagu Dhammeystiri Lahaa Heshiikii Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Dib u Dhacay Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgduud ayaa waxay sheegayaan in uu dib uga dhacay maanta shirkii lagu madalsanaa in lagu dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo sidoo kale…