1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Dib u Eegista Waxbarashada Puntland Oo Ka Socda Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa ka soconaya shirweynaha dib u eegista waxbarashada Puntland oo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Leh Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Dhuusamareeb Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la leh maanta oo Arbaco ah bulshada ku dhaqan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Madaxweynaha ayaa habeenkii xalay ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Lagu Dhammeystiri Lahaa Heshiikii Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Dib u Dhacay Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgduud ayaa waxay sheegayaan in uu dib uga dhacay maanta shirkii lagu madalsanaa in lagu dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Vanda Felbab-Brown: Duqeynta Mareykanka Wax Natiijo Ah Ma Leh Vanda Felbab-Brown oo ah khabiir xagga dambiyada abaabulan ayaa qortay in duqeynta Mareykanka uu ka wado gudaha Soomaaliya aaney wax natiijo ah soo kordhin-doonin haddii aan la hirgelin isla xisaabtan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suudaan: Booliiska Oo Awood U Adeesanaya Dibad-baxayaal Ceesh Ka Cabanaya Booliska Suudaan ayaa u adeegsaday gaaska indhaha ka ilmisiiya iyo budadka dib-baxyaal ka cabanaya sare u kac ku yimid cuntada. Boqolaal qof ayaa is kugu soo baxay meel u dhow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusa-Mareeb Oo Marti-gelineysa Heshiis Lagu Soo Af-jarayo Kala Maqnaanshiyaha Galmudug Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa saacadaha soo socda marti-gelin doonta shir lagu saxiixi-doono heshiis kama dambeys ah oo dhex mara maamullada Galmudug iyo Ahlu sunna. Warar ka imaanaya halkaasi ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Booliiska Oo Soo Bandhigay Rag Dhac u Geysan Jiray Dadka Shacabka Ah Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag la sheegay iney yihiin burcad habeenkii dadka taleefannada ka qaadan jiray. Ragga lasoo qabtay tiro ahaan waa Afar, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dhuusamareeb Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa la filayaan in saacadaha soo aadan ee maanta ay gaaraan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Iyo Wafdigiisa Oo Gaaray Adis Ababa Madaxwynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ku tagay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya. Safarka madaxweynaha oo noqonaya kii 2aad ee uu dalka kaga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog News: 2018 Iyo Isbarbardhigga Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Ah Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Soomaaliya waxaa sanad walba la meel-mariyaa miisaaniyado kala duwan, dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada sida Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, mid weliba waxaa ay leedahay miisaaniyad gaar…