1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garbahaareey Oo Lagu dilay Qof Muruq-maal Ah Hal qof oo muruq-maal ah ayaa Ku geeriyoodey halka labo kalena Ay Ku dhaawac meen gudaha degmada Garbahaarey ka dib markii ay rasaas ku fureen ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Taabit Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dhuusamareeb Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho taabit Cabdi Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha “Dowladda Waxay Dedaal Dheer Gelisay Xasillinta Deegannada Galmudug” (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Cadaado Oo u Diyaar Garoobay Soo Dhoweynta Madaxweyne Farmaajo Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa isku diyaariyey soo dhoweynta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku wajahan magaaladaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys Oo Geeriyootay Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in ay maanta geeriyootay fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys. Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaalla dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suudaan Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Mucaaradka Gobolka Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan AL-bashiir ayaa fariin ka helay ra’iisulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn taasi oo ku saabsan arrimaha gobolka. Fariintan ayaa timid ka dib markii Al-bashiir uu ku soo dhoweeyay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallo Ciidamada DFS Iyo Kuwa Al-shabaab Ku Dhexmaray Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceelka Geelow ee Shabellaha Dhexe, kaasi oo khasaare kala duwan ka dhasheen. Dagaalyahannada Al=-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay B/weyne Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen askari ka tirsan Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya. Askarigan ayaa lagu dilay xaafadda Xaawo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Midnimo Ugu Baaqay Shacabka Gobolka Mudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo isaga oo shacabkii soo dhaweeyay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cabaas: Israel Waxay Ku Tumatay Heshiiskii Oslo Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in Israel ay ku tumatay heshiiskii Oslo oo ay la gashay Falastiin,waxaa uu ku tilmaamay qorshaha madaxweyne Trump ee nabad-galyada bariga dhexe inay tahay…