1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Sano Ka Dib Turkiga Oo Yurub U Dhoofinaya Ukunta Tiro ka mid ah dowladaha Yurub waxaa ku faafay Ukun la sheegay inay wasaqeysantahay, Turkiga ayaa bilaabay markii ugu horreysay muddo laga joogo 6 sano inuu Ukunta u dhoofiyo dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xogta Goobjoog: Wiil Uu Dhalay Faysal Cali Waraabe Oo Ka Tirsanaa Daacish Ayaa La Dilay Warar ay heshay Goobjoog News ayaa xaqijinaya in dalka Suuriya lagu dilay 29kii bishii Desember, 2017kii Xuseen Faysal Cali Waraabe oo kamid ahaa carruurta uu dhalay guddoomiyaha xisbiga UCID. Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah Siiyey 11 Wasiir (Magacyada) Kulan ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen golaha wasiirada ee Somaliland ayaa codka kalsoonida ah waxay ku siyeen wasiiro ka tirsan xukuumadda cusub ee Muuse Biixi. 61 mudane oo kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Gaalkacyo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Mas’uuliyiin ka kala tirsan Galmudug iyo Puntland, shacab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Agaasimeyaasha Uu Magacaabay Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay illaa 4 agaasime oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan. Agaasimayaasha ayaa waxaa ka mid ah agaasimaha guud ee wasaaradda diinta, agaasimaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb Oo Dib Loo Howlgeliyey Munaasabad ka dhacday degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa xarigga looga jaray dib u howgelinta garoonka diyaaradaha degmadaasi ee Ugaas Nuur. Wasiirka Koowaad ee maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaadiidley Cabasho Ka Ah Maamulka Sh/hoose Gadiidleeyda ka shaqeeya goballada Baay, Shabellaha Hoose iyo Banaadir ayaa sheegay in ku dhowaad Todobo Maalin ay ku xanniban yihiin inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye. Guddoomiyaha ururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay Iney Waan Waan Ka Dhex Billaabeen Puntland Iyo Somaliland Waxgaradka ku dhaqan gobolka Sool ayaa sheegay iney wadaan dedaal badan oo lagu xallinayo dagaalladii deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland. Nabadoon C/raxmaan Samatar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Sheegay In Fursado Shaqo Siin Doonaan Dhallinyarada Kasoo Laabata Fikirka Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in howlgallo ay kula dagaallamayaan Al-shabaab ay ka bilaabeen deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Waxa uu sheegay Waare inaan loo dulqaadan karin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Miino Oo Ka Dhacay Degmada Qansaxdheer, Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay. Miinadan ayaa la sheegay in ay ku aasneyd Koontarool ay ciidamada K/galbeed ku…