1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ku Wajahan Gaalkacyo Iyo Ammaanka Oo Aad Loo Adkeeyay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxmed Farmajo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu safar dhanka lugta ah ku tago magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Ammaanka guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “10 Beri Gudahooda Waxaa Imaan Doona Ku Dhowaad 100 Qof Oo Laga Soo Daayay Xabsiyada India” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmajo ayaa sheegay in 10 maalin gudahood ay magaalada Muqdisho soo gari doonaan ku dhowaad 100 maxaabiis oo muddo badan ku xirnaa dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul wasaaraha Itoobiya Oo Booqanaya Masar Ra’isul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa booqanaya dalka Masar todobaadka soo socda isaga oo hogaaminayo wafdi heer-sare ah oo ka kooban wasiiro itoobiyaan ah . Warkaan ayaa waxaa baahisay wargeys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afrika Oo Trump Ka Dalbatay Raali-gelinta “Qashin” Midowga Afrika ayaa ka dalbay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu raali-gelin ka bixiyo hadallo uu ku sheegay inay tahay qaaradda Afrika mid wasaq iyo qurun ah. Ergeyga midwoga Afrika ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Soomaaliya Ku Maal-geshanaya Illaa $200 Oo Milyan Soomaaliya iyo Turkiga ayaa jimcihii Ankara ku kala saxiixday heshiis iskaashi, heshiiskan waxaa uu taabanayaa dhinacyadda Ganacsiga iyo Maalgashiga, Tamarta iyo Macdanta, Waxbarashada iyo kaabayaasha kale ee nolosha bulshada, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamada Kenya Oo Isku Dayaya Iney Awood Ku Burburiyaan Guryo Ku Yaalla B/xaawo Wararka ka imaanaya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in degmadaasi ay ka jirto xiisad u dhaxeysa ciidamada Kenya iyo shacabka ku dhaqan degmadaasi Ciidamadan oo wata gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusama-mareeb: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Iyo Wafdigeeda Oo Xabsi Guri La Dhigay Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb, Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey iyo illaa 10 shaqaale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceel-waaq: Askari Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Dagaal Dhex-maray Soomaaliya iyo Kenya Askari Soomaali ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas ay isku weydaarsadeen magaalada Ceel-waaq ciidamada Soomaalida iyo kuwa Kenya . Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo Oo Laga Furayo Maxkamad Militari Oo Ka Madax-bannaan Galmudug iyo Puntland Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegeysa in maxkamadda ciidamada qalabka sida ay xarun ka furan-doono magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug. Sida uu warbaahinta dowladda u sheegay G/sare Xasan Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Galkacyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa xalay baryey Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyaga oo halkaasi kula kulmay bulshada qeybaheeda kala duwan, kana shageystay baahidooda. Madaxweyne Farmaajo waxaa galabta…