1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Madaxweyne Farmaajo Dhagax Dhigay Waddo 100 KM Ah (Sawirro) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa deegaanka Dangoronyo ka dhagax dhigay waddo 100 KM oo gaareysa illaa iyo degmada Ayl. Wadadan la dhagax dhigay ayaa la dhisi doonaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Ciidanka Asluubta Ee Muqdisho Oo Dib Loo Howlgeliyey Wasiirka wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliyeed Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta waxay si wadajir ah xarigga uga jareen xarunta ciidanka Asluubta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Dagaallada Ka Dhacay Deegaanka Takaruq Ee Sool Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuca Biyo-keydinta Xawaadley Oo Dib Loo Howl-gelinayo Mas’uuliyiin uu horkacayo maamulka gobolka shabeellada dhexe ayaa furay biyihii in muddo ah ku xayirnaa halkaasi mashruuca biyo keydinta Xawaadley. Qaar ka mida beeraleyda ku dhaqan deegaannada gobolka shabeellada dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Tira-koob Lagu Ogaanayo Tirada Iyo Baahiyada Booliiska Oo Ka Socda Xafiiska amniga ee maamul goboleedka Galmudug oo kaashana saraakiisha ciidamada booliska ayaa bilaabay tiro koobka ciidamada Booliska ee ku sugan deegaannada Galmudug. Guddoomiyaha amniga Galmudug Maslax Cali Xuseen oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas “Puntland Shacab Iyo Ciidan Wey Ku Filan Yihiin Difaaca Dhulkooda” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dagaalkii Labo maalin kahor ay ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ku Wajahan Qardho Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta booqan doona degmada Qardho ee gobolka Bari. Waxa uu madaxweynaha kula kulmi doonaa magaalada Qardho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibka: 100 Qof Oo Lagu La’yahay Badda Mediterranean-ka Waxaa la weysanyahay tobannaan muhaajiriin ah kuwaasi oo marayey badda dhexe (The Mediterranean Sea) kadib markii ay ku mashoodeen doon caag ahedy oo ay saarnaayeen. Doontaan ay saarnaayeen dadkaan muhaajiriinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalladda SOSECENSA OO Dowladda Ugu Baaqday In La Qabto Shika Dib-u-heshiisiinta 20-25-ka Bishan Xubno ka tirsan ururka jilayaasha aan dowliga aheyn ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya(SOSECENSA) oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa dowladda u diray baaq ku aadan sidii u qabsoomi lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxbuus Laga Keenay Seychelles Oo Xabsiga Hargeisa Ugu Dhintay Daryeel Caafimaad La’aan Sida uu ku waramayo Cabdi Fitaax Axmed Cabdulle oo ka tirsan maxabiista ay dhibanaha geeriyooday iskala yimaadeen jaziiradda Seychelles, waxaa uu ugu horeyn ka hadlayaa sida wax u dhaceen“Waxaan ka…