2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Waxbarashada Uga Bilaaban La’dahay Iskuulka 15 May ? Qunsulka dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Tamer Safwat El-Mahdy oo aan la yeelannay wareysi gaar ah ayaa sheegay in iskuulka 15 May u xayiran yahay oo qura furitaanka madaxweyne Farmaajo oo la filayo inuu xarigga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Oo Ka Hadlaya Howl-gallo Ka Socda Maxaas iyo Matabaan Taliska guutada 5aad qeyteeda 72-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed kana howlgala gobolka Hiiraan ayaa faah-faahin ka bixiyey dagaal dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa xarakada Al-shabaab dagaalkaan ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Dhibka Koonfurta Yaalla Puntland Iyo Waqooyiba Wuu Yaallaa” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Al-shabaab ay dhibka ku hayaan Soomaaliya oo dhan ee aanay jirin meel gaar ah oo dhibkooda ku egyahay. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qara Miino oo saakay ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Miinadan oo la sheegay iney ku aasneyd dhulka ayaa lala eegtay gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Socodkii Gaadiidka Dadweynaha Ee Puntland Iyo Somaliland Oo La Hakiyey Maamulka Puntland ayaa ku dhowaaqay in ay hakiyeen isku socodkii gaadiidka dadweynaha ee deegaannada maamulkaasi iyo kuwa Somaliland. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne, ayaa u sheegay warbaahinta in gabi ahaanba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegananadii Ay Ku Dagaallameen Ciidamada Puntland Iyo Somaliland Degaansho cago badan aan ku taagneyn ayaa laga soo sheegayaa deegaannao ka tirsan gobolka Sool oo ay shalay ku dagaallameen ciidamada Puntland iyo Somaliland. Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suudaan: Waxaa La Fashiliyey Isku Day Lagu Doonayey In Si Sharci Darro Ah Lagu Galiyo Chad 85 KGM Oo Dahab Ah Dowladda Suudaan ayaa sheegtay inay fashilisay isku day lagu doonayey in lagu tahriibiyo 85 KGM oo dahab ah kaasi oo laga soo saaray galbeedka gobolka Daafuur lana doonayey in si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dibadbaxyo Ka socda Dalka Tunisia Sida ay sheegayaan warbaahinta dalka Tunisia hal qof ayaa ku dhintay dibad-baxyo looga soo horjeedo xukuumadda kuwaas oo ka dhacay Tiberias. Dibad-baxyaasha ayaa waxay ka careysanyihiin sare u kac ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dagaalka Tukaraq Waxaa Lagu Carqaladeynayaa Booqashada Madaxweyne Farmaajo Dowlad goboleedka Puntland oo qoraal ka soo saaray dagaal ay Somaliland kula wareegeen deegaanka Tukaraq oo ka tirsan Sool waxaa sheegeen in dagaalkaas la doonayo in lagu carqaladeeyo booqashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Somaliland: Dowladda Soomaaliya Waxaa Ay Colaad Ka Abuurtay Gudaha Somaliland Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Guri-barwaaqo ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Inkasta oo wasiirku aanu ka hadal khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay…