1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Boosaaso Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Waxaa madaxweyne Farmaajo wehlinayey madaxweynaha Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Kusoo Dhacday Nawaaxiga Villa Soomaaliya Dhowr madfac oo la sheegay iney Hoobiyeyaal ahaayeen ayaa maanta kusoo dhacay nawaaxiga xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Madaafiicdan ayaa la sheegay in qaarkood ku dhaceen xaafadda Ex…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Dacweynaya Cid Walbo Oo Ku Lug Lahayd Weerarkii December, 2017 Lagu Qaaday Xafiiskooda Muqdisho Xisbiga Wadajir ayaa sheegay iney dacweyn doonaan cid walbo oo ku lug lahayd weerarkii December 18 2017, lagu qaaday xafiiskooda ku yaalla magaalada Muqdisho. Sayid Cali oo ah xoghaya xisbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Boosaaso Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo oo socdaal ku maraya deegaanno ka tirsan Puntland ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu gaaro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeisa: Maxkamad Ayaa Xukuntay Dhalinyaro Dhac U Geystay Sawir Qaade Japan u Dhashay Maxkamadda ku taallo Hargeysa ayaa laba sanadood iyo sagaal bilood oo xadhig ah ku xukuntay saddex dhalinyaro oo horay dhac ugu gaystay magaalada Hargeysa nin u dhashay dalka Japan. Ninkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Canada Oo Cabasho Ka Dhan Mareykanka U Gudbisay Ururka Ganacsiga Caalamiga Ah Dowladda Canada ayaa cabasho ka dhan Mareykanka u gudbisay ururka ganacsiga aduunka, waxay Canada u eedeyneysaa Mareykanka inuu ku tumanayo xeerarka u yaallo ganacsiga caalamiga ah. Tallaabadan ayaa timid iyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Micheal Keating Oo Madaxda Somaliland Kala Hadlay Wada-hadalka Soomaaliya iyo Somaliland Ergeyga qamarada midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Micheal Keating iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ayaa waxay kulan la qaateen madaxweynaha Soomaalilaand Muuse Biixi Cabdi. Waxaana kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Maanta Ka Dhacay B/weyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal maanta magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo sidoo kale dabley hubeysan oo gaadiid isbaaro u dhiganayey. Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Looga Diyaar Garoobayo Soo Dhoweynta Madaxweyne Farmaajo Guud ahaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka soconaya diyaar garow ballaaran oo ku aadan sidii magaaladaasi loogu soo dhoweyn lahaa madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo maalmaha…