1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo La Filayo In Lagu Dhammeystiro Dhuusamareeb Sida qorshaha yahay, maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud lagu dhammeystiro heshiiskii Ahlu-sunna Waljameeca iyo maamulka Galmudug. Waxaa degmada Dhuusamareeb ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Cabsi Ka Muujineysa Abaaraha Soomaaliya Hey’adda Qaramada Midoobey ayaa cabsi ka muujinaya saameynta abaaraha ka dhaca Soomaaliya, iyada oo sheegeysa in sanadkan gudahiisa laga yaabo illaa 1.2 milyan oo caruur ah soo wajahdo nafaqo darro,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaahira: Madaxweynaha Masar iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Wada Hadlaya Biyaha Iyo Amniga Waxaa maanta 10:00 subaxnimo lagu wadaa in ay magaalada Qaahira, caasimadda Masar ku kulmaan madaxweynaha Masar Cabdifitax Al-sisi iyo ra’isul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn. Labada nin ayaa lagu wadaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka: Sanadkan illaa $1.6 Bilyan Ayaa Loogu Talo-galay Arrimaha Bani’aadanimada Xil. Cilmi Cumar Ceynsane , wasiir ku-xigeenka wasaaradda gargaarka iyo maareyna musiibooyinka oo maanta ka hadlayey shirka ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shir Looga Hadlayey Arrimaha Gargaarka Ee Bini’aadannimada Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ahee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirk ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Goofgaduud Buurey: Al-shabaab Waxay Gubeen Saldhiggii Iyo Nalalkii Ku Shaqeynayey Cadceedda Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab ay awood uga saareen deegaankaasi oo dagaalyahannadan shalay ay la wareegeen. Guddoomiyaha deegaankaasi Xasan Isaaq oo wareysi isiiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Maamullada Puntland Iyo K/galbeed Oo Gaaray Dhuusamareeb Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo K/galbeed ayaa maanta waxay gaareen degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, halkaasi oo uu ku sugan yahay madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Oo Ku Dhib-qaba Waddo Marista Iyo Dowladda Oo Aan Sharciyeyn Iskuul Wiido Xal looma hayo mashquulka wadooyinka caasimadda Muqdisho taasi oo sii adkeyneysa horumar kasta oo laga sameyn lahaa ku dhaqanka sharuucda marista wadooyinka. Tirada shilalka ayaa aad u sii kordhay sanadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dhibaatada Ka Jirta Koonfurta Soomaaliya %65 Somaliland Ayaa Qeyb Ka Ah Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhibaatooyinka amni darri ee ka jirta inta badan gobollada dalka ay kaalin weyn ku leeyihiin maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya? Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Haile Mariam Desalegn ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Shirkaan ayaa diiradda lagu…