1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Baaq u Direy DFS Iyo Hay’adaha Samofalka Ah Maamulka Khaatumo State ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha samofalka ah in kaalmo degdeg ah lasoo gaaraan dadkii dhowaan ka baracay dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladda Xoogga Saari Doonto Dugsiyada Farsamada Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka ku dhaqan degmada Guriceel u sheegay in dowladda ay hirgelin doonto dhammaan adeegyadii bulshada ee degmadaasi. Waxa uu sheegay madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Philippin Oo Joojisay Shaqaalihii Ay U Soo Diri Jirtay Kuwait Dowladda Philippines ayaa ku dhawaaqday inay joojisay shaqaalihii ay u soo diri jirtay dalka Kuwait iyada oo ka cabsaneyso dhibaatooyin ay shaqaalaha kala kulmaan Kuwait. Arrinkani ayaa yimid xilli Philippin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Miisaaniyadda Oo Dib-u-dhacday Darteed, Ma Shaqeynayaan Laamaheeda Federaalka Dalka Mareykanka waxaa ka dhacay “shutdown”, waxaana istaagay shaqada dhammaan laamaheeda federaalka kaddib markii ay senetarada waddankaasi ku guuldareysteen inay isku afgartaan miisaaniyada cusub. Arrintan waxaa ay keentay, in howlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Duqeysay Ceel-waaq Soomaaliya Warar ay Goobjoog News ka heshay Ceel-waaq ayaa sheegaya in saaka aroortii ay ciidamada Kenya duqeeyeen gudaha magaalada Ceel-waaq. Duqeyntaas ayaa lagu bartilmaameedsaday guryo iyo anteenno ay halkaasi ku laheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sisi Oo Mar Kale Isu Soo Sharaxay Madaxtinnimada Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa ku dhawaaqay inuu mar 2aad yahay Musharraxa doorashooyinka madaxtinimo kuwaasi oo lagu wado inay ka dhacaan Masar dhamaadka bisha Maarso ee soo socota. Abdel…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Sidee Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhoweeyay Guriceel, Galgaduud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa gaaray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyo Ku Yaalla India Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo gudoomiye ku Xigeenka labaad ee Goloha Shacabka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad, ayaa caawa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Abaar Ku Dhufatay Awdal Ku dhowaad 12 tuulo oo ku yaala Galbeed Somaliland gaar ahaan Gobolka Awdal ayaa waxaa ku dhufatay abaar daran oo xoolihii ay kaga leedeen boqolaal qoys oo xoolo dhaqato ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka New Zealand: Ra’isul-wasaare Uur Leh Ra’iisul-wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa sheegtay maanta iney leedahay uurka canugeedii koowaadna, iyadoo intaasi raacisay in ay ogaatay waxyar ka hor doorashada, Jacinda Ardern ayaa xilliga umushana ku fakareysa iney fasax gaaban…