6 daqiiqo Sheeko:Dalka Billow illaa Dhammaad: Heerarka Uu Soo Maray Khilaafka Thabit iyo Dowladda Federaalka Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ku xigeenkii Villa Somalia ayaa April 6, 2017 waxaa uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ku Wajahan Hobyo, Mudug Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu aado degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaa madaxweyne Farmaajo wehlinaya madaxweynaha Galmudug Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Muqdisho Faah fahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay ka dhacay nawaaxiga Jaamacaddii Gaheyr ee magaalada Muqdisho, kasi oo khasaare ka dhashay. Qaraxan ayaa la sheegay in la…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Iyo Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Oo Dhameystiran Maanta waxaa 45 sano laga jogaa markii ugu horreysay ee uu soo baxo wargeys ku qoran farta Soomaaliga, waa sidoo kale maalintaas uu manhajka dalka isku badalay farta Soomaaliga. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Carruur Ah Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Mandhera Wararka ka imanaya deegaanka Takaba ee Mandheera ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku dhimatay Afar carruur ah, kadib qarax miino oo deegaankaasi ka dhacay. Carruurtan ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Injineer Yariisow Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Duqa Muqdisho Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Injineer Yariisow. Wareedtada ayaa sidan u qoran: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Hoteel Ku Yaalla Bartamaha Kabul Afar qof oo hubesan ayaa weerar ku qaaday hotel ku yaallo magaalada Kabuul ee caasimadda Afghanistaan sida ay sheegeen mas’uuliyiin Afghani ah. Hotelka ayaa waxaa lagu magacaabaa InterContinental ciidamada gaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Degmada Balanballe, Galgaduud Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamd Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud. Boqolaal qof oo shacab ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka degmadaasi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi “Soomaaliya Iyo Somaliland Midna Maanta Dagaal Diyaar Uma aha” Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtey aqalka madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa uu ka hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin nabad-gelyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gaadiidka dadweynaha u diidaya iney isticmaalaan qaar kamid ah waddooyinka ku yaalla magaalada Muqdisho. Gaadiidka dadweynaha ayaa saakay waxaa loo diidayey iney kasoo gudbaan dhanka…