1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalladii Ka Dhacay Sanaag Oo Sii Kordhay Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Dagaalka oo u dhaxeeya Labo maleeshiyo beeleed oo in muda ahba dagaalkoodu ka taagnaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jillaabashada Kalluunka Oo Hoos U Dhac Ku Yimid Dabeylaha Socda Owgeed Kicinka dabeylaha ayaa ka bilowday gobollada Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho oo ku taallo xeeb, waxaa ka socda dabeylo aad u xooggan oo habeenkii wadata qabow, arrintan oo sababtay inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha DFS Oo Sacuudiga Kaga Qeybgalay Shirka Ururka Islaamka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia shir gaar ah oo Wasiirada Arrimaha Dibadda wadamada Islaamka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geelle: Warbaahinta Madaxa-bannaan Qeyb Kama Aha Dagaalka Ka Dhanka Ah Argigixisada Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle oo bixinayay wareysi ayaa carabka ku adkeeyay in Al-shabaab ay weli leeyihiin awood muuqata. Mr. Gelle ayaa warbaahinta madaxa bannanaan ku eedeeyay inaysan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Saxiixay Miisaaniyad KMG Ah Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay mashruuca sharciga bajadka ku meel gaarka ah kaasi oo lagu maalgelinayo xukuumadda Faderaalka muddo saddex todobaad ah. Arrinkani ayaa yimid ka dib markii Congress…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Horumarinta Caalamiga Ingiriiska Oo Goobjoog Uga Warrantay Arrimaha Banii’aadnimada Wasiirka arrimaha horumarinta caalamiga ee Britain Penelope Mary Mordaunt oo Goobjoog News siisay wasreysi gaar ah ayaa ka hadashay walaaca ay ka qabto arrimaha banii’aadnimada Soomaaliya. Wasiirka arrimaha horumarinta caalamiga ee Britain…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Shir Uga Qeybgalaya Geneva, Switzerland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah u ambabaxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Kheyre ayaa Geneva uga qeybgeli doona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Maanta Ka Dhacay Degmada Kaaraan Ee Muqdisho Askar ka wada tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna labisnaa dareeska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta ku dagaallamay suuqa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hantiilayaasha Caalamka 82% Dhaqaalaha Ay Heystaan Waxaa Gacanta Ku Haya 1% Oo Dadkaasi Ah Hay’adda Oxfam ee laga leeyahay dalka UK ayaa sheegtay in uu aad u sii ballaartay farqiga u dhaxeeya dadka hodonka ah iyo kuwa Saboolka ah. Hay’addan ayaa sheegtay in 82%…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Darar-weyne, Sanaag Madaxweynaha Somaliland Muusi Biixi Cabdi ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Dar-dar-weyne ee Sanaag. Mr. Biixi oo bartiisa Faceboogga qoraal soo dhigay waxaa hadalkiisa ka mid ahaa…