1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland“Waxaanu samayn doonnaa sharciga Dawooyinka” Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay horumarin-doonnaa caafimaadka dalka gaar ahaan Isbitaallada ay dawladdu gacanta ku hayso isla markaana ay samayn doonnaan sharciga dawooyinka dalka “National Drug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qashinka Lagu Shubo Xeebta Muqdisho Oo Saameeyay Wax Soo Saarka Kalluunka Nadaafad kama jirto halkaani, waa meel ku dhow kawaanka Kalluunka lagu iibiyo ee degmada Xamar-weyne, qashinka halkani dhooban waxa uu badda uga yimaadaa sida ay noosheegeen dad xog ogaal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Maxamed Suldaan “Go’aankii Xarunta Baarlamaanka Galmudug Lagu Keenay Cadaado Waa Guul” Siyaasi Maxamed Suldaan Axmed Nuur oo kamid ah siyaasiyiinta Galmudug ayaa guul ku sheegay go’aankii madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf ee baarlamaanka Galmudug xarunta looga dhigay degmada Cadaado.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Cadaado Sidey u Arkaan In Baarlamaanka Galmudug Ku Shaqeeyo Magaaladaasi? Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtay sidey u arkaan in baarlamaanka Galmudug ku shaqeeyo magaaladaasi. Dadkan qaarkood oo la hadlay Goobjoog News ayaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Libya: 33 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxyo Ka Dhacay Ugu yaraan 33 qof ku dhimatay halka 50 kale ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay meel u dhow masjid ku yaallo magaalada Benghazi, ee bariga dalka Libya. Dadka waxyeellada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saami Canaan Oo Murashax Ka Ahaa Doorashada Masar Oo Xabsiga La Dhigay General hore oo ka tirsan ciidamada Masar, Saami Canaan kaas oo damacsanaa in uu doorashada sanadkan kula tartamo madaxweyne Cabdifitaax Al-sisi, ayaa shalay xabsiga la dhigay isaga oo lagu eedeeyay…
11 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Yuusuf Jimcaale Oo Sheegay In Bedalka Badan Ee Guddoomiyeyaasha G/banaadir Caqabad Ku Noqonayo Dowladnimada Soomaaliya Goobjoog ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatay, guddoomiyahii hore ee Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale. Goobjoog News: Jagadii waqti dhow ayaad ka tagtay, Labo guddoomiye ayaa kaa dambeysa side baad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Dekadda Hobyo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Garoonka Cadaado, Kuna Dhowaaqay In Magaaladaasi Tahay Xarunta Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray degmada Cadaado ee Galgaduud, waxaana socdaalkiisa ku wehlinayey madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Ka Hadlay Sida Muqdisho Ku Heli Karto Maqaamkeeda Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo la hadlay Goobjoog ayaa siyaabo kalada duwan kaga hadlay sida magaalada Muqdisho ay ku yeelan karto maqaamkeeda siyaasadeed. Cumar Cali oo kamid ah ururrada bulshada ee magaalada…