1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Diirshe: Dhibka Haysta Shacabka Galmudug Waxaa Looga Saari Karaa Xikmad Iyo Caqli Madaxweyne ku xigeenkii maamulkii Ahluy-sunna ee ku biiray Galmudug, Professor C/laahi Xirsi Diirshe ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News ku sheegay in shacabka Galmudug dhibaatada haysta looga saari karo isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble Oo Isku Soo Sharaxay Kursi Ka Mid Ah Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Jowhar u gaaray si uu uga qeybgalo doorashada kursi ka mid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Cosoble ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hey’adda Socdaalka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Oo Xafiis Ka Furaneysa Soomaaliya Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan socdaalka ayaa xafiis ka furaneysa magaalada Doollow ee gobolka Gedo, si looga jawaabo qul-qulka barakaca ka dhashay abaarta iyo amni-darida, sidaasi waxaa jimcihii sheegtay IOM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: Hantiileyaal Ay Ka Mid Yihiin Bin Dhalaal Iyo Madaxii Diiwaanka Oo La Sii-daayey Madaxda dalka boqotooyada Sacuudiga ayaa sii daayey tiro ka mida ganacsatada iyo shakhsiyaad caan ah kuwaasi oo loo heystay arrimo ku saabsan Musuq sii-deynta dadkan ayaa timid ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Mucaaradka Oo Diiday Ka Qeyb-galka Shirka Nabadda Ee Sochi Mucaaradka Suuriya ayaa sheegay inay qaadaceen shirka nabadda ee Sochi ee looga hadlayo arrimaha Siiriya uuna Ruushka marti-gelinayo todobaadka soo socda. Arrintani ayaa waxay dharbaaxo xooggan ku tahay dadaallada diblomaasiyadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Ku Baaqay In Sanadkan Noqdo Midkii Fulinta Ballan-qaadyada Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo qoraal khamiistii ka soo saaray arrimaha Soomaaliya ayaa dhammaan xubnihiisa waxaa ay isku raaceen in qeybaha kala duwan sanadkan ka dhigaan midkii hirgelinta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Guddi Wasiirro Isku-dhaf Ah Yeelan-doona March 2018 Kulan doceed ay wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Itoobiya Axmed Ciise Cawad iyo Dr. Workneh Gebeyehu ku yeesheen magaalada Adis Ababa ayaa la qorsheeyay in labada dal si wada jir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda VICENZA Qeybteeda Dacwadaha Madaniga ah: Dhimasho la tuhunsanyaahay Maxamad Cali Abuukar Maxkamadda magaalada Vicenza ee dalka Talyaaniga qeybteeda labaad ee dacwadaha madaniga ah ee uu qaaddiga ka yahay Mr Stefano Rago ayaa 28 Novemeber 2017 amartay baahinta codsiga ah ku dhawaaqista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Wasiirro iyo Taliyeyaal Ciidan Jubbalad Ah Oo Bulshada la hadlaya Xubno wasiirro iyo taliyeyaal ciidan oo Jubbanad ah oo khamiistii gelinka dambe gaaray magaalada Baardheere ayaa maanta lagu wadaa in ay bilaaban kulamo kale gedisan oo ay la yeelan doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Soomaaliyeed Oo Ku Dhintey Badda u Dhaxeysa Yemen Iyo Soomaaliya Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa waxay sheegayaan in ay degtay doon ay la socdeen Tahriibayaal u badan muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo warar horudhac ah laga helayo khasaaraha nafeed ee halkaasi…