1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Kabul Kooxo is-miidaamin ah ayaa saaka oo Isniin ah ka dhacay xarunta akadeemiyadda milatariga ee ku taalo magaalad Kapul ee caasimadda Afghanistan. Weerarkan ayaa yimid ka dib labo maalmood ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka António Guterres: Waxaan Kala Shaqeyn Doonnaa Midowgga Africa Sidii Loogga Hortagi Lahaa Loolannada Qaaradda Xoghayaha guud ee qaramada midoobay António Guterres ayaa sheegay in qaramada midoobay ay kala shaqeyneyso midowgga Africa sidii looga hortagi lahaa loolannad ka jira qaaradda. António Guterres ayaa yiri “Waxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nuur Idow Oo Noqday Xildhibaan Golaha shacabka Tartan adag oo la isla gaaray illaa 2 wareeg oo ka tirsan golaha shacabka ayaa maanta ka dhacay magaalada Jowhar. Kursiga Cali Madaxweyne oo ay ku tartamayeen Cabdullahi Maxamed Cali-Sanbaloolshe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga 2aad ee Tallaalka Dabeysha Oo Ka Bilowday Banaadir Iyo Labada Shabeelle Tallalaalkan qeybtiisa hore oo bilaabatay December ayaa waxaa lagu talaalayaa illaa 700,000 oo caruur ah oo ku nool gobollada Banaadir, Shabeellada hoose iyo Shabeellada dhexe. Fowsiyo Abiikar, wasiirka caafimaadka oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Taariikhada Deegaanka Ceel-macaan, Sh/dhexe Ceel- macaan waa deegaan gobolka Banaadir uga beegan dhanka bari waxayna Muqdisho u jirtaa ku dhawaad 35 KM, waxa ay deegaan noqotay horaantii sanadkii 1991-dii, waana deegaan ka tirsan gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa La Filan Karaa Haddii Soomaaliya Iyo Itoobiya Sameystaan Guddi Wasiirro Oo Isku Dhaf Ah? Kulan gaar ka ahaa kala fadhiga 32-aad ee golaha fulinta midowga Africa ayaa wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu waxa uu soo jeediyey inay sameeyaan guddi wasiirro isku dhaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Waddo 3-KM Ah Oo La Dhisayo Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhagax dhigay Waddo 3-KM ah oo kasoo bilaabaneysa garoonka diyaaradaha Baydhabo, sidoo kalena ku eg madaxtooyada magaaladaasi. Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgal Ay Ciidamada Puntland Ka Sameeyeen Boosaaso Ciidamada maamulka Puntland ayaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay waxay howlgallo ka sameeyeen xaafadaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Saraakiisha Booliiska gobolka Bari ayaa warbaahinta u sheegay iney soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Kursi Kamid Ah Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhacaysa Jowhar Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ay ka dhacdo doorashada kursi kamid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kaasi oo…