1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne: 5 Bil Kadib Oo Suuqayada Wax Looga Iibsanayo Lacagta Shilin Soomaaliga Suuqayada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa Shan bil kadib waxaa markii ugu horreysay wax looga iibsanayaa lacagta Shilinka Soomaaliga ah. Arrintaan ayaa timid kadib wada hadallo gacansatada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ma Jiro Dagaal Shalay Ka Dhacay Tukaraq Somaliland ayaa sheegtay in aysan waxbo ka jirin dagaal la sheegay in maalintii shalay ahayd ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Wasiirka Horumarinta biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Muuse Biixi Oo Magacaabay Qaar Ka Mid Ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa goor-dhow magacaabay qaar ka tirsan guddoomiyeyaasha degmooyinka Somaliland. Wareegto uu soo saaray, oo Saxaafaddu aragtay, waxaa ay u qorneed: Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Xasilinta Dalka Oo Ka Furmay Muqdisho Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shir looga hadlayo xaslinta dalka. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka kala socota maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Biyaha Ee SISI, Bashiir iyo Hailemariam Desalegn? Waxaa Magaalada Adis Ababa kulan doceed bar-bar socda shir madaxdeeda midowga Afrika ku yeeshay hoggaamiyeyaasha dalalka Masar, Suudaan iyo Itoobiya. Cabdifitaax Al-sisi, Cumar Al-bashiir iyo Hailemariam Desalegn ayaa ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Nabad Ugu Baaqday Somaliland Iyo Puntland Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay waxay kaga hadashay dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq iyo sidoo kale xiisadaha u dhaxeeya maamullada Puntland iyo Somaliland. Waxay culimada usoo jeediyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Waxyaabaha Ugu Muhiimsanaa Ee Dhacay Maalinta 1aad Ee Shir Madaxdeedka Afrika Waxaa maalintii 2aad galabay shir madaxdeedka midowga Afrika, shalay waxaa la isku waafaqay arrimo badan oo muran ka taagnaa sida: madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa loo dooray madaxweynaha xilliga ee Afrika,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Sida Looga Hortagi Karo Musuqa Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ugu haboon ee looga hortagi karo musuqa ka jira dalka. Waxay dadkani oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Soo Wajahday Qoysaskii Ka Baracay Deegaanka Tukaraq, Sool Qoysaskii ka barakacay dagaallada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay haysato xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Maxamuud Mire oo ka tirsan dadka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Somaliland Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Sool Wararka saakay oo Isniin ah ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Puntland iyo Somaliland ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan deegaannao kamid ah gobolkaasi. Xiisaddan ayaa dib u…