1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Duleedka B/weyne Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay saq dhexe wuxuu ka dhacay duleedka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Sheegay Iney Bilaabeen Howlgallo Lagu Furayo Waddooyinka Ay Xireen Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay howlgallo waddo furis ah ka bilaabeen deegaannada maamulka Hirshabelle, gaar ahaan waddooyinka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Dab Ka Kacay Garoowe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taallay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyeyaasha Soomaalida Oo Ku Heshiiyay Barnaamij Abaarta Looga Kabto, Looguna Dhabar-adeego Shir talaadadii ka dhacay Muqdisho, dowladda Soomaaliya, maamul goboleedyada, gobolka Banaadir iyo beesha caalamka, waxaa looga hadlay sidii looga gaashaaman lahaa, looguna diyaar garoobi lahaa abaaro kale oo Soomaaliya soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Inta Badan Cadan Oo Gacanta u Gashay Kooxaha Gooni-u-goosadka Kooxaha gooni-u-goosadka Yemanta koonfureed oo raadinaya in ay ka goostaan guud ahan Yemen, ayaa hareereeyay aqalka madaxtooyada magaalada Cadan ka dib markii u dhex maray iska horumaad iyaga iyo isbaheysigoodii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Joojiyey Dhismaha Dhulka Biyaaso Liibaro Ee X/jajab Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Axmed Taajir Oo Ka Tirsan Jubbaland Oo Xabsiga La Dhigay Warar ay goordhaw ay heshay Goobjoog News ayaa waxaa ay sheegayaan in maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland uu saldhigga FIAT ee Kismaayo dhigay Xildhibaan maamulkaasi ka tirsan oo lagu magacaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Uu Hoggaaminayo Wasiir Xoosh Oo Madaxda Iyo Shacabka Hirshabelle Kala Tashanaya Dastuurka Wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil, Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, guddoomiye ku xigeenka guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Boosaaso Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagula eegtay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, kuwaasi oo saarnaa gaari nooca dagaalka ah. Gaariga miinada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jubbaland Oo La Magacaabay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa wareegto uu soo saaray wuxuuu ku magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jubbaland. Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi, ayaa loo magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare…