1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Lagu Dhaawacay Boosaaso Rag hubeysan ayaa waxay ku dhaawaceen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, wasiiru dowlihii wasaaradda dekadaha Puntland Axmed Saciid. Raggan ayaa la sheegay iney jidka u galeen gaari uu la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow “Waxaa Naga Go’an Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha” Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr. Hugh Riddell.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Qaranka Oo Tartamayaasha 3dan Kursi U Qabtay Waqti Kama Dambeys Ah Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee ay guddoomiyaha ka tahay Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa maanta dalbaday in Beelaha leh 3-da kursi ee Baarlamaanka Soomaaliya ka bannaan in ay keensadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Iyo Aqoon-yahan Soo Dhoweeyay Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Puntland iyo Galmudug Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan lagu qiimeynayo booqashadii madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Puntland iyo Galmudug iyo saamaynta ay ku leedahay siyaasadda dalka( Fursadaha iyo Taxadiyaadka). Madasha ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay Mas’uul Shaaciyey Musuq Ka Jira Dowladda Hoose Ee Hargeysa Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta shaqada ka eryay xoghayihii fulinta ee dawladda hoose ee magaalada Hargeysa Cali Xasan Cawaale. Xilka laga eryay mudane Cawaale ayaa loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Ku Saabsan Mashriicda Horumarinta iyo Dib u Dhiska Dalka Oo Ka Dhacay Muqdisho Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee mashruuca Horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya oo ay ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’ad Turki Ah Oo Howlgelisay Dugsiga Sheekh Suufi Lix Sano Kadib Dugsiga sare ee Sheikh Suufi ayaa dib u bilaabay howlihiisa shaqo ka dib muddo 6 sano ah uu hakad ku jiray. Dib-u-howlgalinta Iskuulka aya waxaa gacan ka geystay hay’adda Diyaana…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyo Dalbanaya In Shaqada Laga Joojiyo 5 Sarkaal Oo NISA Ka Tirsan, Cadaaladna Loo Helo Dhibanayaashii Wadajir Xisbiyada Daljir, Wadajir, Kulan iyo Madasha Horusocod waxay si wadajir ah u soo saarayaan War Saxaafadeedkan oo ka soo baxay kulamo wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen, kuna saabsan Garsoorida…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti: Maxaa Kala Socotaa Doorashada Baarlamaaniga Ah Iyo Guud Ahaan Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Saldhigyada? Bishan Febraayo waxaa dalka Djibouti ka dhacaya doorasho baarlamaani ah, axsaab kala duwan ayaa ku tartami-doonta 65 kursi uu golaha ka kooban yahay, waxaana markii ugu horeysay lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo La Kulmaya Xildhibaannada Jubbaland Qaarkood Warar ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu maanta oo Arbaco ah la kulmid…