1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Adeegsiga Mooto Bajaajta Oo Kusoo Badanaya B/weyne Adeegsiga gaadiidka loo yaqaano Bajaajta laguna raaco qiimo aad u yar ayaa kusoo badanaya muddooyinkaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Waa gaadiidka ugu badan xilligaan isaga kala goosha Afarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Ruushka Oo Duqeeyay Goob Looga Soo Riday Diyaarad Diyaarad dagaal uu leeyahay Ruushka, nooceedana uu yahay Su-25 ayaa ku burburtay goob ay gacanta ku hayaan kooxaha mucaaradka una dhow gobolka Idlib. Wasiirka gaashaadhigga Ruushka Sergey Shoigu ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Turki Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ay Ku Soo Qaadeen Kurdiyiinta Weerar ka dhacay waqooyiga Suuriya, 7 ka tirsan ciidamada Turkiga ayaa lagu dilay kadib weerar ay ku qaadeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta ah. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in 5 ka mid…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoon-yahan Qiimeeyay, Sanad kadib Maxaa Ka Qabsoomay Ballamihii Madaxweyne Farmaajo Ballan-qaadyo dhowr ah ayuu sameeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo markii uu murashax ahaa, kuwaas oo ku aadanaa in waxbadan uu ka qabn doono arrimo muhiim ah sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaaradaha Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gedo Wararka ka imaanaya magaalada Ceelwaaq oo ku taalla xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto Kenya ayaa sheegaya in diyaaradaha Helicopter Kenya ay duqeeyeen meel u dhow Ceelwaaq oo magaceeda la yiraahdo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanbaloolshe “Libaax Jiis Ah Lo Wuu Fiijiyaa” (Muuqaal) Taliyahii hore ee NISA C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolse oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka, xil ka qaadistiisa iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Wada Gaalkacyo Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in saakay oo Sabti ah howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka wadaan waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Kulan La Qaatay Safiirka Ingiriiska u Fadhiya Soomaaliya Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar. Guddoomiyuhu wuxuu qeexay arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Cunnoqabateyn Kusoo Rogay Shakhsiyaad Iyo Shirkado Ka Tirsan Xisbullah Dowladda Mareykanka oo uu hogaamiyo madaxweyne Trump, ayaa sheegtay in lix qof oo ka tirsan ururka Hezbollah iyo todobo shirkadood oo raacsan ururkaani lagu soo rogay cunno-qabateyn. Ujeedka shakhsiyaadkan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Colombo: Sri Lanka Oo Codsaneysa In Lagu Daro Ciidamada La Dagaalanka Burcad-badeedda Xukuumadda Sri Lanka a yaa lagu wadaa in ay codsi rasmi ah u soo qorato kooxda ilaalada xeebaha Soomaaliya ee loo yaqaano (CGPCS) in ay uga qeyb-qaadato howl-gallada ka socda …