1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Khariidad Ku Tusineysa Goobo Qasab Looga Raray Barakacayaal Hey’adda qaxootiga adduunka(UNHCR) ayaa soo bandhigtay khariidad ku tusineysa goobo Muqdisho ka tirsan oo qasab looga raray barakacayaal wixii ka dambeeyay December 28, 2017. Sida ay sheegeen hey’adaha gargaarka, bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Xildhibaan Axmed Taajir Oo Ugu Dambeyn Is Casilay Xildhibaan Xasan Axmed Cabdi Taajir oo saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo, kadib markii dib loo siiyey xorriyadiisa ayuu sheegay inuu iska casilay xilkii uu hayey. Taajir ayaa sheegay in kala aragti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qarax Xalay Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax habeenkii xalay ahaa ka dhex dhacay guri ku yaalla xaafadda Oodweyne, degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in qaraxan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afrin Oo Ay Ka Socdaan Dibad-baxyo Looga Soo Horjeeda Turkiga Kumanaan qof ayaa isku soo baxay wadooyinka magaalada Afrin,ee waqooyiga Siiriya kuwaasi oo looga soo horjeeda ololaha millatri ay ciidamada Turkiga ay ku qaadeen magaaladani. Mas’uuliyiinta magaalada Afrin ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Uma Dulqaadaneyno Dadka Lagu Leynayo Gaalkacyo Mamulka degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa si kulul uga hadlay falalka amni darri ee inta badan ka dhacay Waqoyiga magaaladaasi. Maxamuud Yaasiin Tumey, duqa Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Tuka-raq, Dad iyo Deegaan Deegaanka Tuka-raq oo ka tirsan gobolka Sool, waxaa labadii bil ee la soo dhaafay ka jiray xasarad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Somaliland iyo Puntland, labada ciidan ayaa is hor-fadhiya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimeynta Shacabka Ee Cadaaladda Soomaaliya Markii la doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa ballan-qaadyadiisii ka mid ahaa in cadaaladda uu wax-badan ka qabanayo nidaamka garsoorka dalkana uu hagaajin-doono. Hal sano ayaa hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 5.4 Milyan Oo Gargaar Banii’aadnimo U Baahan..Nafaqo-darida Caruurtaa Ugu Daran Hey’adaha Banii’aadnimada ayaa sheegaya in sanadkan illaa 5.4 million Soomaali ah u baahan yihiin gargaar banii’aadnimo, dadka baahiyaha xoogan ama gargaar deg-deg ah qaba waa 2.7 million, iyada oo si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisaddii Tukaraq Oo Xoogeysatay Iyo Ciidamo Dheeraad Ah Oo Labada Dhinac Geeyeen Sool Wararka Goobjoog News, ay ka heleyso gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan iney xoogeystay xiisaddii dagaal ee u dhaxeysay Somaliland iyo Puntland, taasi oo ka jirta deegaanka Tukaraq iyo nawaaxigiisa. Goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Ciidan Qaran Aan La Dhisi Karin Taageero La’aanta Caalamka Aqoonyahan Maxamed Maxamuud oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in ciidan qaran aan la dhisi karin iyadoo aan taageero laga helin Caalamka. Diblumaasi Caalim ayaa sheegay in dalka oo…