1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Sheekh Caan Ah Oo Lagu Diley B/weyne Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen mid ka mid ah culimada sida weyn looga yaqaano magaaladaasi. Sheekha la diley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Furmaya Muqdisho Waxaa maanta Muqdisho ka furmaya shirka Golaha Amniga Qaranka, ee lagu falan-qeyn-doono amniga dalka iyo dhismaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Shirkan oo daba-socday mid isla Muqdisho ka dhacay December 4,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saaka Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa ugu muhiimsan ee isku socodka gaadiidka dadweynaha. Dadka shacabka ah ayaa kusoo toosay waddooyinkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Soo Celinaya Xiriirka Uu La Leeyahay Boqortooyada Hollanad Turkiga ayaa ku dhawaaqay in uu dib-u-soo-celin-doono xiriirkii kala dhaxeeyay boqortooyada Holland kadib markii dalka dambe uu xiriirkii diblomaasiyadeed jaray. Turkiga dhankooda waxaa sheegayaan in Holland aaney wax cusub sameyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay In Daabicista Lacag Cusub Oo Shilin Soomaali Ah u Baahan Tahay $50 Milyan Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in aysan fududeen hadda in dalka loo soo-dabaco lacag cusub, waxa uu tilmaamay in arrintani ay u baahantahay ku dhowaad 40 milyan illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Mushaarkii Ka Jartay Abwaannada Hadraawi, Xasan Ganey Iyo Cabdi Qeys Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay joojisay lacag mushaar bille ahaa oo ay siin jirtay saddex ka mid ah abwaannada Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah; abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Taariikhda Degmada Xamar-jajab Degmada Xamar-jajab waa mid ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, xoriyaddii ka hor gumeystaha waxaa uu ku lahaa xarumo waaweyn. Ciidamada xoogga dalka muhiimad gaar ah ayey u leedahay degmada, …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Shirkad Ajnabi Ah Iyo Injineero Geysay Dekadda Hobyo Dowladda federaalka ah ayaa saaka wafdi wasiirro, xildhibaan iyo ajaanib isugu jira u dirtay dekadda Hobyo ee Galmudug si loo qiimeeyo. Wasiiru dowladaha howlaha guud ee federaalka Axmed Cabdi Kaariye …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: 11 Safaarad Oo U Baahan Safiirro Deg-deg Ah Sida ay ogaatay Goobjoog News illaa 11 safaarad oo horay safiirro ugu joogeen jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta safiir la’aan ah, oo halkaasi ay ka jirto baahi qaran,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Furmaya Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inuu ka furmo shirka golaha amniga qaranka, kaasi oo looga hadli doono amniga guud ee dalka. Saacadaha soo aadan ayaa la filayaa in shirkan uu…