2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safar la Filayo in Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka uu ku Tago Bariga Dhexe Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka mudane Rex Tillerson ayaa la filayaa in uu toddobaadka soo socda u safro waddamada Masar, Kuweyt, Urdun, Lubnaan iyo Turkiga. Sida ay masuuliyiin iyo dibloomaasiyiin reer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wasiir Rajo Ka Muujiyey Dhaqangalka Heshiikii Ay La Galeen Ahlu-sunna Maamulka Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka muujisay dhaqan galka heshiiskii dhowaan ay wada gaareen Ahlu Sunna. Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Galmudug Axmed Cali Mire Faafaale oo wareysi siiyay Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Madaxweyne Farmaajo Iyo Safiirka Imaaraadka? Wakaaladda wararka Imaaraadka ayaa sheegtay in uu jiray kulan gaar ah oo Villa Somalia ku dhex-maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Al…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Isbaheysiga Mareykanka Oo Duqeeyay Ciidamo Daacad u Ah Asad Isbaheysiga caalamiga ah oo uu hoggaaminayo Mareykanka dagaalkanka kula jira Daacishta Suuriya ayaa sheegay in uu qaaday duqeymo ka dhan ah ciidamada Asad, madaxweynaha Suuriya. War-murtiyeed uu soo saaray isbaheysiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Daacish Weli Waa Joogaan Ciraaq Iyo Suuriya, Al-Qaa’idana Soomaaliya iyo Yemen Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in unugyo ka tirsan Daacish ay weli ka howl-galaan qeybo ka mid ah Ciraaq iyo Suuriya. Qoraalka waxaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ajaaniib Ka Tirsaneyd Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Dhoobley Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ku qabteen Saddex nin ajaaniib ah, kuwaasi oo ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab. Raggan ayaa la sheegay in Labo kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yari Laga Soo Sheegayo Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in biyo yari baahsan ay ka jirto magaaladaasi, iyadoo dhanka kale sare u kac uu ku yimid qiimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afrika Oo Lagu Qaban-doono Ciyaaraha Olombikada Dhalinyarada 2022-ka Guddiga Olombikada adduunka ayaa maanta oo arbaco ah kulan ka dhacay Pyeongchang shaaciyay in 2022-ka qaaradda Afrika lagu qaban-doono ciyaaraha Olombikada dhalinyarada ama “the Youth Olympic Games (YOG)”. Codeynta oo aqlabiyad u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2017: ICRC-da Oo Soo Bandhigtay Sida Ay U Caawisay 2.3 Milyan Oo Soomaali Ah Hey’adda ICRC-da ayaa waxaa ay ka mid ah hey’adaha Soomaalida gar-gaarayey 35tii sano ee la soo dhaafay, iyada oo wax badan ka qabatay arrimaha banii’aadnimada. Hadaba, qoraal ay soo saartay…