1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Gabood-fallada Saxafiyiinta Soomaaliyeed 2017kii Ururka midowga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee (NUSOJ) ayaa la sheegayaa in uu ka digay dhibaatada loo geysto saxafiyiinta, shan( 5) saxafi ayaa sanadkii tagay lagu dilay Soomaaliya halka la xiray illaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Geedi Socodka Cafinta Deynta Soomaaliya Soomaaliya waxaa ay la tacaaleysaa hirgelinta barnaamijyo badan sida wax ka qabashada saboolnimada iyo in laga cafiyo deymaha caalamiga ah. Dalka waxaa hadda lagu leeyahay lacag gaareysa shan bilyan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Kismaayo Oo Lala Mataaneynayo Magaallo Ku Taalla Turkiga Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dowladda Federaalka Soomaaliya, Sadiiq Sheekh C/laahi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegay iney dardargelin doonaan howlaha dowladda ay ka waddo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS, Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Oo Gaaray Heshiis KMG Ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa heshiis ku meel gaar ah waxay ka gaareen qeybsiga dakhliga ka soo xarooda rukhsad bixinta kalluumeysiga. Halkaan hoose ka akhriso:…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Amniga Qaranka Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Maaxtooyada – Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo looga hadlayey arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Koonfurta Suudaan Oo Diidan Ku Soo Noqoshada Miiska Wada-hadalka Dowladda Koofurta Suudaan ayaa diiday in ay saxiixdo qaab lagu fududeynayo soo nooleynayo heshiiskii nabad-gelyada iyaga iyo mucaaradka kaas oo burburay sanadkii 2015kii. Wafdi ka socda oo dowladda ayaa diiday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boko Haram oo Sii-deysay 13 La-heystayaal Ah Kooxda Boko Haram ayaa sii deysay illaa 13 la-heysatayaal ahaa, kuwaas oo ay sanadkii hore ay ugu qafaasheen waqooyi beri dalka Nigeria. Dadka la sii daayey waxaa ku jira 10…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaabkee Ayuu Siisi Uga Takhalusay Musharrixiintii La Tartami Lahaa? Sida la qorsheeyey, doorashada madaxtinnimada Masar waxa lagu wadaa inay dhacdo 26 iyo 28 bisha March ee sannadkan. 19-kii bishii hore, Madaxweynaha hadda haya talada waddanka Masar ayaa ku dhawaaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Haweenka Oo Weli Helin Qoondadii Ay Ku Lahaayeen Maamulkaasi Guddoonka baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney ka war hayaan inaan weli la dhameystirin qoondadii ay haweenka ku lahaayeen guud ahaan maamulkaasi. Canab Axmed Ciise, guddoomiye ku xigeenka Labaad ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay In Turkiga Laga Wareejiyey Dhex Dhexaadinta Wadahadalladii Ay La Lahaayeen DFS Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in mar kale ay dib u billaabmi doonaan wadahadalladii dowladda Federaalka iyo Somaliland,…