1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF “Farmaajo Waqti Aan La Rabin Ayuu Taageeray Go’aankii Baarlamaanka Ee Qalbi Dhagax” (Dhageyso) Jabhadda ONLF ayaa sheegtay in hadalka madaxweyne Farmaajo ee ahaa inuu raacsan yahay go’aankii baarlamaanku ka qaateen dhiibista Qalbi Dhagax uusan ku soo beegmin waqtigiisa. Afhayeenka jabhaddaasi Cabdulqaadir Xasan Hirmooge…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Lagu Diley Baardheere, Gedo Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ku dileen Labo askari oo la sheegay iney ka tirsanaayeen ciidamada maamulka Jubbaland. Goob jooge ayaa…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating: Waxaan Dunida u Sheegeynaa In Soomaaliya Isku Timid Oo Shaqeysaneyso (Wareysi Gaar Ah) Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo wareysi gaar ah siinayey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo badan oo dalka ku saabsan. Goobjoog News: Madaxweyne Farmaajo sanadkii uu shaqeynayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka: 71 Qof Ku Dhimatay Diyaarad Burburtay Waxaa burburtay diyaarad rakaab oo uu leeyahay dalka Ruushka kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha Moscow, waxaana dhintay dhammaan rakaabkii saarnaa oo gaarayay tiradooda 65 qof iyo 6 ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Falastiin Iyo Israel Diyaar Uma Ahan In Ay Sameeyaan Nabad Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa uga digay Israel in deegaameysiga ay wado uu carqaladeeyo nabad-gelyada kala dhexeysa Falastiiniyiinta, waxa uuna ugu baaqay Israel in arintani ay ka digtoonaato. Trump oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 9-Qof oo Loo Xiray Ka Ganacsiga Diinka Somaliland ayaa waxaa ay dad u xirtay ka ganacsiga xayawaanka diinka, arrintaas oo bilihii ugu dambeysay laga dareemayey guud ahaan Soomaaliya. Wasiirka wasaaradda Deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Muqdisho Oo Aanan Shaqeyn 7 Maalin Iyo Ganacsatada Banaadir Oo Ka Hadlaya Waxaa muddo 7 todobaad ah aanan shaqeynin dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, ganacsatada gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ka cabanayaan canshuur kordhis. Shir jaraa’id oo ganacsatadu maanta ku qabteen magaalada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad: Todobaad Gudahiisa, Labo Sarkaal Ayaa Isku Casilay Ashtakada Xaasaskooda Xoghayaha Shaqaalaha ee Aqalka Cad mudane Rob Porter ayaa Arbacadii la soo dhaafay ku dhawaaqay in uu xilkiisa iska casilayo, ka dib markii labadiisii xaas ee hore ay ku eedeeyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Israa’iil oo Duqeeyey Suuriya Waddanka Israa’iil ayaa weeraro cirka ah Sabtidii shalay ka sameeyey gudaha waddanka Suuriya. Goobaha ay duqayntani beegsanaysay, sida ay sheegtay dawladda Israa’iil waa fariisimo ay leeyihiin ciidanka Suuriya iyo weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Hadalkii Madaxweyne Farmaajo Uu Ku Taageeray Go’aankii Golaha Shacabka Ee Qalbi Dhagax Qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo la hadlay Goobjoog News, ayaa ka aragti dhiibtay hadal uu dhowaan madaxweyne Farmaajo ku taageeray go’aankii ay golaha shacabka ka qaateen dhiibistii dowladda Itoobiya…