1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Hilwaa Ee Muqdisho Dab ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka kacay suuqa daryeel, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare hantiyeed geystay. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in dabkaan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Soo Dhoweysay Wadahadalka u Socda ONLF Iyo Itoobiya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay wadahadalka magaalada Nairobi uga socda maalintii Shanaad dowladda Itoobiya iyo sidoo kale jabhadda ONLF. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Wafdi Ka Socda Midowga Afrika Oo Qiimeynaya Howl-galka AMISOM Mas’uuliyiinka ka socda midowga Afrika ayaa ku sugan Soomaaliya si ay u qiimeeyaan howlgalka AMISOM iyo sidii amniga ugu wareegin lahaayeen ciidamada Soomaalida. Sida ay sheegtay Xinhua , Kooxdan oo 10…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Oxfam Oo Wajaheysa Fadeexad La Xiriirta Kufsiga Dad Gargaar Uga Baahnaa Hey’adda samafalka Ingiriiska ee Oxfam ayaa waxaa ay wajaheysaa eedeymo la xiriira xad-gudubyo dhanka galmada ah, oo ay shaqaaleheedu ka geysteen dalalka Chad, Haiti iyo Koofurta Sudan. Hey’adaha Qaramada Midoobey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlaya Nabad-galyada Iyo Hawlaha Burburinta Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Baay ahna Guddoomiye Kuxigeenka dhanka amniga Yoonis Aadan Xasan oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay sida maamulkooda wax uga qabteen isku dhacyo iyo amni darro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Lagu Wareejiyay Qayb Ka Mid Ah Askartii Khaatumo Somaliland ayaa maamulka Khaatumo kala wareegtay labo boqol oo askari iyo shan gaari oo kuwa dagaalka ah, arrintan ayaa ka dhacday magaalada Balli-cad oo ka tirsan gobolka Cayn. Munaasabadda ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Oo Balaayiin Dollar Oo Maal-gashi Ah Ka Heshay Dalalka Daneeya Dowladaha daneeya Ciraaq ayaa sheegay in ay u qoondeeyeen lacag gaareysa balaayiin doolar oo deyn ah, oo qeyb ka ah dibudhiska si uu dalkaasi uga baxo dhibaatadii ay gaarsiisay Daacish…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi-dhagax: Xildhibaan Ammaanay Sida Madaxweynaha U Taageeray Go’aanka Baarlamaanka Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax waxa uu ahaa sargaal ka tirsan ururka ONLF ee ka dagaalama waddanka Itoobiya, waxa uu ku taami jiray, sida la sheegay, in ciidamada Itoobiya uu ka xoreeyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwada Badda: ICJ Oo Ogolaatay In Soomaaliya iyo Kenya Yeeshaan Wareeg Cusub Oo Doodda Xadka Ah Maxkamadda cadaaladda adduunka(The International Court of Justice) ayaa ogolaatay in Soomaaliya ay jawaab ka bixiso dacwada ay ka gudbisay Kenya ee la xiriirta xadka badda. Sida muuqata, waxaa bilaabanaya wareeg…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Iyo Guddiga Dastuurka BFS Oo La Kulmay Golaha Wasiirada Puntland Wafdi uu hoogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Gudigga La socodka dib u eegista Dastuurka ee Labada aqal…