1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Wadahadalka Nairobi Uga Socda ONLF Iyo Itoobiya Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa maalintii Afaraad ka socda wadahadal u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo sidoo kale jabhadda ONLF. Wadahadalkaan ayaa lagu doonayaa in lagu dhammeeyo khilaafka mudada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Madaafiic Ku Weerartay Saldhig Ay Ciidanka Kenya Ku Leeyihiin Gobolka NFD Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar habeenkii xalay ahaa ay ciidamada Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaan lagu magacaabo Ceel-raam oo ka tirsan NFD. Weerarkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boko Haram Oo Laga Soo Furtey 46 Qof Oo Ay Horay U Afduubteen Wasaaradda Gaashaadhigga Nigeria ayaa sheegtay in laga soo daayey Boko Haram ugu yaraan 46 qof, oo ay ku jiraan 19 haween ah iyo 27 caruur. Dadkan ayaa laga afduubtay gobolka Borno…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya: Saldhig Militari Nooguma Yaallo Soomaaliya Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar ayaa sheegay in booqashadii madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan uu ku yimid Soomaaliya 19 August 2011-kii, ay badashay mustaqbalka dalka, ayna soo nooleysay rajadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha South Africa Oo Cadaadis Xooggan La Kulmaya Madaxweynaha South Africa mudane Jacob Zuma ayaa la kulmaya cadaadis xooggan oo kaga imanaya Xisbigiisa “African National Congress (ANC)”. Warbaahinta South Africa waxa ay werinaysaa in Guddiga Sare ee Xisbigu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Soo Dhoweysay Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Golaha Amniga Qaranka Beesha caalamka ayaa sheegtay in go’aannadii ugu dambeeyay ee ay gaareen golaha amniga qaranka ay ahaayeen tallaabooyin wax ku ool u ah Soomaaliya. Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Hiiraan Iyo Shabeellooyinka Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Gurista Webiga Waxaa biyo la’aan ah webiga Shabeelle, waa markii 3aad muddo 3 sano ah, in kasta oo abaar ka jirto gudaha Soomaaliya, haddana dadka Hiiraan iyo Labada shabeelle oo la hadlay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Sawir-gacmeedku waa Hidde-dhaqameed Astaan u ah Jiritaanka Ummadda Waa safar iyo socdaal dheer oo qaadanaya waqti aan yareyn in laga sheekeeyo sida ay u taallay nolosha adduunyadan ka jirtay bilowgii nolosha aadanaha, waxaase si kooban u fasiri kara…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaridka Somaliland oo Cambaareeyay Xarigga Saddex Xildhibaan Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa cambaareeyay xarigga saddex xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Oodwayne kuwaasi oo lagu xidhay magaalada Oodwayne. Xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Biyaha Somaliland: “Biyo Hargeysa la keenaa ma jiraan” Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in aanay hadda jirin biyo magaalada Hargeysa loo soo saarayo isla markaana mashruucii biyaha ee Xunbo-wayne aanu ahayn mid hadda biyo…