2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaasha Ku Nool Gaalkacyo Oo Ka Cabanaya Xaalado Dhanka Nolosha Ah Kumanaan qoys oo barakacayaal ah isla markaana ku nool duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa xilligani ka cabanaya xaaladda nolol xumo oo soo wajahday. Dadkani barakacayaasha ah ayaa waxa ay si kugu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Xiga Iscasilaadda Raysalwasaaraha Ethiopia? Raysalwasaarihii Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa maanta warqaddiisii iscasilaadda gudbiyey. Iscasilaaddan la yaab ka ah ee Raysalwasaaraha Ethiopia ayaa ku soo beegmaysa xilli uu waddanku wajahayo buuq iyo jahwareer siyaasadeed. Dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cyril Ramaphosa Oo Noqday Madaxweynaha South Africa, Waa Kuma? Codeyn maanta dhacday ka dib, baarlamaanka South Africa ayaa Cyril Ramaphosa u doortay in uu noqdo Madaxweynaha dalkaasi. Ramaphosa waxaa uu badalayaa Madaxweynihii is-casilay mudane Jacob Zuma. Doorashadan ka dib,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Ma Xirmin Waddada u Dhaxeysa Balcad Iyo Jowhar Maamulka Hirshabelle ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar soo baxayey oo sheegayey in dagaalyahannada Al-shabaab ay xireen wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe. Wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgal Ay Ciidamada DFS Ka Wadaan Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka wadaan deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo warar dheeraad ah laga helayo howlgallada. Howlagallada xooggooda waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Cirka Oo u Dabaaldegay Sanadguurada 58-aad Ee Aas-aaskooda Ciidamada cirka Soomaaliya ayaa maanta waxay u dabaaldegeen sanadguuradii 58-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay. Munaasabadda lagu xusayey maalintan ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn Oo Is-casilay Warar uu baahiyey Telefeshinka qaranka Itoobiya ayaa sheegaya in uu is-casilay ra’isul wasaare Hailemariam Desalegn. Ra’isul wasaarahe Desalegn oo xilkaasi hayey tan iyo September 21, 2012, bil kadib geeridii Meles Zenawi ayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Dhaa’if Oo Deeq Waxbarasho Siisay Dalal Ay Soomaaliya Ku Jirto Jaamacadda Dhaa’if ee ku taalla boqortooyada Sacuudiga ayaa deeq waxbarasho siisay ilaa 90 arday oo u kala dhashay 18 dal oo caalamka ah. Ardayda ay jaamacaddan aqbashay waxaa ka mid…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay Iscasilaadda Madaxweynaha South Africa? Madaxweynaha South Africa oo xalay saqdii dhexe si toos ah ula hadlayey shacabka reer South Africa ayaa ku dhawaaqay in uu iscasiley, kursigana uu si dhakhso ah u bannayn doono.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka $50 Million Ayey Ku Xiran Tahay Dhismaha Ciidamada Cirka Soomaaliya Warbixin sanadkii hore uu Bangiga Adduunka ka soo saaray dhaqaalaha ku bixi kara amniga Soomaaliya waxaa lagu sheegay in Muqdisho u baahan tahay ilaa 10 Milyan oo Dollar si ay…