1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wax badan ayaan Ka Qaban-doonnaa Waxbarashada Deegaanka Wasaaradda waxbarashada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay wax badan ka qaban-doonaan waxbarashada deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Agaasimaha qorsheynta Waxbarashada ee Galmudug Cabdinaasir Cagaweyne ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Dayniile Oo Ka Cabanaya Burcad Habeenkii Dhac Ka Geysta Degmada Shacabka ku dhaqan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya burcad wata Mootooyin oo xilliyada habeenkii dhac u geysta dadka shacabka ah ee deegaanka. Qaar ka mid ah shacabkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Rajo Ka Muujiyey Wadahadallada Dowladda Federaalka Ah Iyo Somaliland Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ayaa rajo ka muujiyey miradhalka wadahadal ay yeeshaan Somaliland iyo dowladda Federaalka. Xildhibaan Maxamed Diiriye Nac-nac waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Hadlay Go’aankii Duqa Muqdisho Uu Ku Joojiyey Dhululka Muranka Ka Jiro Waxgaradka ku dhaqan degmada Kaxda ee gobolkan Banaadir ayaa soo dhoweeyay go’aankii uu guddoomiyaha gobolka Banaadir, C/raxmaan Cismaan Yariisow uu ku joojiyey dhismaha dhulalka muranka uu ka jiro. Waxgaradka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Xildhibaan Ka Deyriyey Biyo La’aanta Jirta Mudane ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka deyriyey xaaladda biyo la’aaneed ee ka jirta gobollada uu ka arrimiyo maamulkaasi, ka dib markii la waayey biyahii Wabiga Shabeelle. Xildhibaan Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cayaaraha Somaliland: Tartankan Dhiirigalin ayuu u yahay Dhalinyarada Somaliland Waxaa Hargeysa jimcihii lagu qabtay tartanka orodka dheer ee 42km iyo 10km (Somaliland International Marathon) kaasi oo ay ka qayb-qaateen 205 orodyahan kuwaasi oo 21 ka mid ah ay ahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Xaaladda Deg-degga Ah, Maxay Ka Dhigan Tahay? Waxaa dalka Itoobiya lagu soo rogay xaalad deg-deg ah ka dib is-casilaaddii ra’isul wasaare Hailemariam Deselegn. In kasta oo aan la shaacin xilliga ay ku eg tahay iyo shuruudara ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Doontii Soo Caarisay Oo Alaabta Laga Dejinayo Iyo Canshuurtii Oo Laga Dhaafay Waxaa saaka magaalada Boosaaso, xarunta ganacsiga Puntland ka bilaabaneysa dejinta alaabta dooni ku soo caarisay, taasi oo muddo 9 maalin lagu howlanaa bad-baadinteeda. Doontan soo caarisay ayaa la bad-baadiyay kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Xilligaan Ma U Baahantahay In Loo Soo Daabaco Lacago Cusub? Dabar go’a shilinka Soomaaliga, waxaa uu sababay in dalka ay ku bataan isticmaalka lacagaha Elektarooniga ah oo dollar ah, waxa kaliya oo hadda la isticmaalo waa kunka Shilinka Soomaaliga ah.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cusbada Ka Timaadda Dalka Dibaddiisa Oo Ka Suuq Fican Midda Dalka Beeraleyda waddamada horumaray waxa ay ku tartamaan waxsoosaarka ay ka sameeyaan beerahooda, waxa ayna u suuq geeyaan waddamo badan oo dunida kamid ah. Xoogsatada dalkeenna oo soo saara cusbada dabiiciga…