2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Tashi: Sidee Loo Badbaadiyay Doontii Ku Soo Caarisay Boosaaso? Shacabka Boosaaso ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay in ay badbaadiyaan dooni ku soo caarisay xeebta magaalada, sida loo badbaadiyay doontan, waa sheeko xiiso badan oo ku tusineysa iskaashi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israa’il oo Duqeysay Gaza Iyo Xamaas Oo Ka Jawaabtay Ciidamada Israa’il ayaa sheegaya in ay duqeeyeen magaalada Gaza, gaar ahaan, meelo gaar ah oo ay leeyihiin dhaq-dhaqaaqa Islaamiga ah ee Xasmaas, waxaana ku jira god dhulka hoostiisa ah. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Xaq Uma Lahan In Uu Heshiis Shidaal Qodis Ah La Galo Shirkado Shisheeye Kulan ay magaalada Baydhabo ku yeesheen Golaha Badbaadada Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa waxa ay kaga hadleen xaaladda siyaasadeed ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, iyo heshiisyo uu madaxweyne Shariif xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Dowladda Soomaaliya Ku Wareejisay 30 Gaadhi Oo Ay Ciidamada Booliisku Ku Howlgali Doonaan Dowladda Soomaaliya ayaa kala wareegtay dhiggeeda Qatar soddon gaari oo loogu talagalay in Ciidamada Booliiska Soomaaliya ay ku shaqeeyaan, gawaaridaan ayaa waxaa Qatar kala wareegay wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Ku Dhawaaqay Shaqo Joojin Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho, waxaa ay ku sheegeen in si KMG ah ay shaqada suuqaasi ku joojinayaan lagana bilaabayo maalinta berri ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Ammar Kasoo Saaray Dhulalka Aan Sharciga Lahayn Ee Hobyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucay bixinta iyo iibinta dhulalka aan lahayn sharciga ee degmada Hobyo. Waxaa wareegtadan lagu faray guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Agaasimihii Universal Tv Oo La Xiray Waxaa goordhow magaalada Hargeysa lagu xiray agaasimaha Teleshinka Universal ee Somaliland . Maxamed Caabi Digaale, lama oga sababta rasmiga ah ee xabsiga loo dhigay balse wararka qaar ayaa sheegaya wareysiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Qof Ku Toogatay Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maanta dagaalyahannada Al-shabaab ay ku toogteen halkaasi nin ay sheegeen inuu kamid ahaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukuntay Saddex Ruux oo Naafo ah Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa waxaa ay afartii bishan February ku xukuntay laba sano iyo lix bilood oo xadhig ah Cabdifataax Cali Cabdi, Khadar Cabdillaahi Yuusuf iyo Diiriye Cismaan Cabdi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Soo dhoweysay 11 Maxbuus Oo Libya Laga Soo Celiyay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khadar), wasiirro xukuumadda Kheyre ka tirsan, Xildhibaanno labada gole ee baalamaanka, hey’adaha socdaalka iyo ehello ayaa soo dhoweeyay…