2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabiilka Oo Caqabad Ku Ah Dhallinyarada Waxbaratay Ee Shaqadoonka Ah Qabyaaladda ka jirta Soomaaliya waxa ay saameysay horay u kaca bulshada, dhallinyarada Soomaaliyeed oo 70% ka ah bulshada ayaa intooda badan waxbartay, gaar ahaan kuwa qoysaskooda dhaqaallo ahaan iyo maqaam…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Cabdi Sheekh Axmed Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi Sheekh Axmed, oo ah khabiir dhinaca isgaarsiinta iyo teknoolojiyada ah.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqa Bakaaraha Oo Maalintii Labaad Xiran iyo Ganacsatada Iyo Muruq-maalka Oo Sheeganaya Maalintii Labaad waxaa xiran ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha, kadib markii ganacsto is uruursatay ay sheegeen iney ka gadoodsan yihiin canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay. Ganacstada yar yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Ciidamada NISA, Booliiska Iyo Asluubta Oo La Magacaabay Shir degdeg ah oo golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu magacaabay taliyeyaasha ciidamada Booliiska, NISA, iyo Asluubta. Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe)- ayaa loo magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Haweenka Oo Hoggaan Doortay Xubno matalayey haweenka Galmudug ayaa doortay guddoomiyaha Ururka Haweenka Galmudug, xoghayaha ururkaasi iyo guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Galgaduud. Doorashadan ayaa ka dhacday guriga hooyooyinka degmada Cadaado, waxaana goobjoog ka ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Puntland Oo Kasii Dartay Waxaa kasii dartay abaarta ka jirta deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland, waxaana ay saameysay dadka iyo duunyada. C/laahi Maxamed Barre, waa guddoomiyaha gobolka maamulka Puntland u bixiyey Karkaar, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baraawe Oo Ka Warbixiyey Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaaladaasi Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey dagaal shalay duleedka magaaladaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Wax Ka Qabanaya Cabashada Ganacsatada Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay iney wax ka qaban doonaan cabashada ay qabaan ganacsatada magaalada Muqdisho, taasi oo la xiriirta canshuurta dekadda Muqdisho. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Dhismaha Jidadka Muqdisho-Afgooye iyo Muqdisho- Jowhar Oo Naqshaddii Sameysay Khubaro farsamo oo ka socday hey’adda “Public Works Authority (Ashghal)” ee dalka Qatar ayaa soo booqday Soomaaliya, iyaga oo heshiis isfaham ah la galay hey’adda “Qatar Fund For Development (QFFD)”,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Nolosha Dadkii Laga Soo Celiyey Liibiya? Cabdiraxmaan iyo qoyskiisa waxa dhibaatooyin isugu jira jirdil kufsi iyo xabsi oo ay ku jireen saddex sano kala soo kulmeen dalka Liibiya, balse maanta oo ay Muqdisho joogaan waa maalin…