1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Ciidamada Puntland Oo Qabtay Raashin Dhacay Ciidamada maamulka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay ku qabteen gaari la sheegay in lagu soo dhex qariyey 50 kartoon oo Timir dhacday ah. Gaarigan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Magacaabista Taliyeyaasha Ciidamada NISA, Booliiska Iyo Asluubta Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa ka aragti dhiibtey taliyeyaasha cusub ee loo magacaabay Booliiska, NISA iyo sidoo kale Asluubta. Waxay shacabkan qaarkood sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Saddex Sanduuq Oo Horumarinta Dhallinyarada Ah Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay sameeyeen Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada kaasi oo hadda ay ku shubeen lacag dhan Labo bilyan iyo badh (2.5 Bilyan/SL.SH) oo shilinka Somaliland ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Xukuntay G/sare C/naasir Xoosh Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxay xukun dil ah ku riddey G/sare X. C/naasir Xoosh Axmed, kaasi oo ku eedeysnaa dilka Ex- Sarreeyo Guuto Saciid Aadam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabeelle Oo Wada Dedaal Dib Loogu Furayo Dekadda Ceelmacaan, Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney wadaan dedaallo ku aaddan sidii ay dib ugu howlgelin lahaayeen dekadda Ceel-macaan ee gobolka Shabellaha Dhexe. Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Waxba Masoo Kordhineyso Taliyeyaasha Ay Magacawday DFS Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in xilligaan aanay dhanka amniga wax badan kusoo kordhin karin Saddex taliye oo shalay lagu magacaabay shirkii golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya. Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Marxuum Nabaddoon Axmed Diiriye Cali Waxaa xalay Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa nabaddoonnada Soomaaliyeed. Haddaba, Sanadkii hore ayuu Nabaddoon Axmed Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Amniga Iyo Dhismaha Ciidamada Jubbaland Oo Ka Socda Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, waxaa maalintii Labaad ka soconaya shir ballaaran oo lagaga hadlayo amniga guud ee deegaannada Jubbaland iyo sidoo kale dhismaha ciidamada maamulkaasi. Shirkaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabaddoon Axmed Diiriye Cali Oo Geeriyooday Waxaa xalay Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariistee nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa nabaddoonnada Soomaaliyeed. Marxuum Axmed Diiriye, waxaa uu ahaa afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Ganacsatada Xamar Waxaan U Fureynaa Dekad Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiim Warsame oo ka tirsan baarlamaanka maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku qaldan tahay in canshuur dheeraad ah ay saarto ganacsatada gobolka Banaadir Xildhibaanka waxa…