1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Looga Shakisan Yahay Al-shabaabnimo Ciidamada maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigey rag looga shakisan yahay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ka sameeyeen Koontaroolka laga galo magaalada Garoowe. Waxay ciidamada Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya waa Dalka Ugu Qiimaha Hooseeya Canshuurka Iibka Ee Dalalka Bariga Afrika Cashuurta Iibka (Salex Tax): Cashuurtan sida magaceeda ka muuqata waxa laga qaadaa alaabaha iyo adeegyada la gadayo. Dalalka Afrikada Bari, waxaa ay qaadaan qiimo kala duwan, Soomaaliyana waa dalka ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Beeniyey In Askari Looga Diley Jubbaland War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Maraykanka ayaa lagu beeniyey warar ay shalay baahiyeen Al-shabaab, kaasi oo ahaa iney dileen askari ka tirsan Maraykanka. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Ruux Oo Soomaali Ah Oo Lagu Diley London Wararka ka imaanaya magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa waxay sheegayaan in xalay fiidkii lagu diley magaaladaasi Labo wiil oo Soomaali ah. Wiilashan la diley ayaa da’ ahaan waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Barakacayaal Gurmad u Baahan Qoysas ku barakacay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa in halkaasi ay ku haysato xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Waxay qoysaskaan tiro ahaan gaarayaan 1,200 (Kun Iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Ka Ganacsiga Kalluunka Oo Soo Batay Ka ganacsiga kalluunka iyo isticmaalkiisa magaallo aan lahayn Xeeb iyo Webi ayaa ah mid muujineysa ahmiyadda uu Soomaalida dhexdeeda ku leeyahay isticmaalka Kalluunka. Cadaado oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Loogu Baaqay In Si Hoose Ku Xalliso Tabashada Ganacsatada Gobolka Banaadir Maxamuud Xasan, wasiirkii hore ee ganacsiga dowladda Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay sida ugu habboon ee loo xallin karo tabashada ganacsatada gobolka Banaadir. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: Ma Jiraan Erayo Aan Ku Cabbirno Dhibaatada Syria Hey’adda caruurta ee UNICEF ayaa qoraal ay soo saartay talaadadii ku sheegtay sida ay uga careysan tahay dhibaatada iyo dilka loo geysto caruurta reer Suuriya, gaar ahaan kuwa ku nool…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Caqabadaha Horyaalla Taliyaasha Lamagacaabay Taliyaasha Booliiska, Nabad-sugidda iyo Asluubta ayaa magacaabay, ka dib ku dhawaad 4 bil oo uusan laheyn dalka taliyaashaan marka laga reebo Asluubta. Taliyaha Booliiska ayaa loo magacaabay Bashiir Cabdi Maxamed, …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Yaa Ka Mas’uul Ah Wasaqeynta Webi Shabeelle Iyo Cudurrada Dilaaga Ah?! Biyo la’aanta webiga Shabeelle waa dhibaato aan horay uga soo hadalanay, webigan waxaa si toos ah ugu tiirsan dadka iyo duunyada ku nool 3-da gobol ee Hiiraan, Shabeellada dhexe iyo…