1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saaka Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana loo diiddan yahay inay isticmaalaan gaadiidka dadweynaha. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News ayaa socod kusoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Qeybaha Canshuuraha iyo Hababka Loo Qaado!! Dowlad walbo oo caalamka ah waxaa ay u baahantahay in ay siyaadiso dakhliga soo galo, waxayna arrintaas u leedahay awood sharciyeed, qaab ka mid ah qaababka ay ku kordhin kaarto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye VOA Somali Ka Tirsan Oo Ku Geeriyoodey Muqdisho Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey wariye Axmed Xasan Colaad oo ka tirsanaa Idaacadda VOA, laanta afka Soomaaliga. Colaad ayaa la sheegay in xalay saqdhexe uu naqaska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qaraxyadii Muqdisho Degaanaansho ayaa saakay oo sabti ah laga dareemayaa xaaladda ammaanka ee magaalada Muqdisho, kadib markii habeenkii xalay illaa 3 qarax ka dhaceen. Qaraxa Koowaad ayaa ka dhacay meel gaadiidka la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho Khasaare ayaa ka dhashay illaa 3 qarax oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ayaa ka kala dhacay meelo u dhow Villa Somalia iyo NISA. Warar ay Goobjoog News heshay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Baarlamaaniga Ah Ee Djibouti Doorasho baarlamaani ah ayaa maanta ka dhacday dalka Djibouti, dalkan yar oo horay Faransiiska u soo gumeystay waxaa tan iyo 1999-kii ka talinayey Ismaciil Cumar Guuleed. Goobaha cod-bixinta oo furtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Warbixiyay Safarkiisa Djibouti Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo Dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar shaqo Uu Ku tagay Jamhuuriyadda Jibuuti ayaa Ka warbixiyay Safarkaasi iyo shirarka Uu LA soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5-ta Dowladood ee Ugu Internet-ka Wanaagsan Adduunka Xilli 5G ay tahay modelka ugu casrisan dunida isgaarsiinta ayaa hadana adduunka waxay weli ku sii jeedaan oo ay isha ku haysaa shabakadaha jiilka 4aad ee loo yaqaanno 4G LTE. Website-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Telefoonnada Casriga Ah Oo Saameyn Togan Ku Yeeshay Dhinacyada Waxbarashada Iyo Shaqada Wixii ka dambeeyay 2010-kii waxaa aad ugu soo batay Soomaaliya isticmaalka telefoonnnada casriga ah oo loo yaqaanno Smart phone-ka, kuwaasi oo xambaarsan adeegyada lagu isticmaalo baraha ay bulshadu ku xiriirto.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Shaqooyinka Horyaalla Tubta Siyaasadaa Loo Dhan Yahay? Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay 18-ka bishii Jannaayo barnaamijka Tubta Siyaasadda loo Dhan Yahay ee 2020, kaasi oo lagu saleeyey habka ay noqon doonto doorashada xilligaasi dhici doonta. Quburo…