1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in Heshiiska Dekedda Berbera uu yahay Sharci Darro Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-murtiyeed ay kaga hadlayso heshiiska dekedda Berbera ee u dhaxeeya DP World, Somaliland iyo Itoobiya. Wasaaradda ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo La Wareegtay Qeybo Ka Mida Balcad Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay weerareen degmada Balcad oo dhacda Waqooyiga Muqdisho. Ilo wareeydo ku sugan Balcad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Turkiga Oo Askar Looga Dilay Afrin Ciidamada Turkiga ayaa sheegay in 8 ka mid ah askartooda lagu dilay iska horumaad ka dhacay magaalad Afrin ee waqooyiga Suuriya, halka looga dhaawacay 13 kale. Wararka ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Saami Badan Ka Heshay Dekadda Berbera Dowladda Itoobiya ayaa Saami ka heshay dekadda Berbera, ka dib markii ay heshiis la gashay DP World iyo Somaliland. Saamiyada ayaa kala noqday sidan DP World 51%, Somaliland 30% iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay duleedka Muqdisho, gaar ahaan Koontaroolka Siinka Dheer ee degmada Kaxda, sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo wareedyo goobta ku sugan. Qaraxani oo loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Siyaasiyiin Taageeray Go’aankii Baarlamaanka Ee Doorashada Madaxweynaha Siyaasiyiin kasoo jeeda deegaannada Koonfur galbeed ayaa taageeray go’aankii kasoo baxay baarlamaanka maamulkaasi Febraayo 19-keedii, kaasi oo ku aadan in dhammaadka sanadkan ay dhacdo doorashada madaxweynaha. Golaha badbaada Koonfur galbeed …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Nolosha Dad Badan Oo Halis Ku Jirta, Biyo La’aan Awgeed Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in qoysas badan ay qarka u saaran yihiin inay u geeriyoodaan biyo la’aan awgeed. Hadalkani waxaa Goobjoog News, u sheegay guddoomiyaha guddiga biyo dhaamminta Hirshabeelle, Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Maxaas Ee Hiiraan Oo Baaq Nabadeed u Diray Beello Diriraya Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo maalmaha dambe isku haya deegaanno hoostaga degmadaasi. Maxamed Cabdi Cawaale, guddoomiyaha degmada Maxaas ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Koonfur Galbeed: Xildhibaanno Federaalka Ah Oo Ka Hor Yimid Wareegto Kasoo Baxday Shariif Xasan Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, islamarkaana deegaan doorashadoodu ay tahay gobolka Bakool, ayaa kulan ay yeesheen waxay kaga soo horjeesteen wareegto uu madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Shabeellada Dhexe: Biyo La’aanta Webiga Shabeelle Oo Saameysay Xoolo Dhaqatada Biyo la’aanta ayaa ka jirta deegaanno ka tirsan gobolka Sh/dhexe, arrintan waxaa ay saameyn ballaaran ku yeelatay bulshada xoolo dhaqatada ah ee ku nool gobolka. Bulshada xoolo dhaqatada ah ayaa…