1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Ka Hortimid Qorshaha In Ciidamada Kala Baxdo Soomaaliya 5-ta ee ay ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ka joogaan Soomaaliya ayaa golaha ammaanka ka codsaday in sii joogaan illaa 2020-ka. Qorshaha ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee Uganda, Kenya, Burundi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardey Ku Nool Hargeysa Oo bacaha Iyo Waxyaabaha Jilicsan Ka Sameeya Kabo Casri Ah Waa suurtagal inaad is weydiineyso qiimaha Kabahani, ama dalkee lagu sameeyay, hase ahaatee arrintu sidaasi waa ay ka duwan tahay . Wax-soo-saarkan waxaa lagu sameeyay dalka gudahiisa mana ahan wax-soo-saar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Hirgalineys Degamada Baardheere Ee Gobolka Gedo Mas’uuliyiin ka socda maamulka Jubbaland ayaa waxa ay xarigga ka jareen wajiga labaad ee Mashaariic lagu horumarinayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Tallaabadan ayaa ka dambeysay ka dib markii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Soomaaliya Inta Aanay Ka Hadal Midnimada Ha Mideyso Degmooyinka Muqdisho Somaliland ayaa ka jawaabtey hadal shalay ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo nuxurkiisu ahaa in dowladdu aanay waxba kala socon heshiiskii dekadda Berbera ee Somaliland, Itoobiya iyo DP…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ku Dhow Balcad Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay howlgallo ballaaran ka wadaan deegaanno ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkaan ayaa warbaahinta u sheegay inay ku raad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Wada Tirsan DFS Oo Ku Dagaallamay Muqdisho Askar ka wada tirsan ciidanka dowladda ayaa maanta ku dagaallamay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Ciidanka dagaallamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Khasaare Badan Nagama Soo Gaarin Dagaalkii Balcad Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay inaanu jirin khasaare badan oo ciidamadooda kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Wasaaradda Amniga Hirshabeelle C/qaadir Jeelle oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Uganda Uga Socday Madaxda Dalalka Ay Ciidamadu Ka Joogaan Soomaaliya Oo Lasoo Gabagabeeyay Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-dii Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, waxaana martigeliyey Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Musaveni. Shirka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Gudubka Waddooyinka Makka Al-mukarrama Iyo Wadanaha Oo Xiran Maalintii Saddexaad waxaa si xiriir ah u xiran isku gudubka waddooyinka Wadnaha iyo Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay xireen ciidamada xasilinta Caasimadda. Isgoysyada Sanca, Afarta Jardiin, Siinaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Shabaab Oo Askar Ka Dishay Kenya Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in askar Kenyan ah ay toogteen ka dib markii ay weerareen xarun ciidanka kaga sugnayeen gobolka waqooyi bari ee Kenya. Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka…