1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Xamuul Ah Oo Ku Xanniban Duleedka Degmada Cadaado Ku dhawaad 10 Gaari oo nooca xamuulka ah ayaa ku xanniban duleedka degmada Cadaado, kadib markii la sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay ku amreen gaadiidkaasi inay lacago…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DP World: Heshiiska Berbera Muqdisho Waxba Kama Qaban Karto, Xil. Odowaa: Midnimada iyo Madax-bannaanida Soomaaliya waa Lama-taabtaan Wareysi uu Telefishinka Dubai siiyay maareeyaha shirkadda DP World Sultan bin Saliim ayuu ku sheegay in go’aanka dowladda federaalka ah ay uga hortimid heshiiska Berbera aanu khuseyn iyaga, Somaliland-na ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Haween Is Xilqaamay Oo Lacag La’aan Wax Ku Bara Haweenka Kale Haween is-xilqaamay ayaa waxbarasho lacag la’aan ah siiya haween kale oo danyar ah kuwaasi oo ku nool degaannada degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ku dhowaad 290 dumar ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif: Isbeddel Baa Imanaya Haddii La Dhaqangeliyo Heshiiska Somaliland Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in haddii uu si sax ah u dhaqangalo heshiiskii ay la galeen Somaliland isbeddel badan laga dareemi doono deegaannada Sool iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Injineer Yariisow: Hay’adaha Ammaanka Waxay Inoo Sheegeen Inay Ka Hortageen Qaraxyo Badan Oo Lala Damacsanaa Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in hay’adaha ammaanka ay ka hortageen qaraxyo badan oo lala damacsanaa in laga fuliyo magaalada Muqdisho, ka dib maalmo badan oo ay waddooyinka magaalada xirnaayeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmadka Qaraxii Soobbe Oo Lasoo Gabagabeeyay Guddiga gurmadka qaraxii Soobbe ayaa sheegay inay soo gabagabeeyeey gurmadkii ay wadeen bilihii ugu dambeeyay, kaasi oo ay ku caawinayeen dadkii uu saameeyay qaraxii Sobbe ka dhacay 14-kii October ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Netanyahu Iyo Trump Oo Kulmaya Ra’iisulwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa madaxweynaha Mareykanka Domald Trump ayaa kulmi doona maanta oo Isniin ah, waana kulankii 5-aad oo ay yeeshaan labdan mas’uul. Kulanka Netanyahu iyo Turmp ayaa waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Bisha Cas Oo La Eedeeyay Dadka naafada ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay ka cabanayaan hay’adda Bisha Cas oo ay sheegeen in ay uga baxday ballamo dhowr ah. Dadkan ayaa Bisha Cas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afghanistan Oo Gacanta Ku Dhigtay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Daacish Mas’uuliyiinta Amniga ee dalka Afghanistan ayaa sheegay in ay qabteen labo qof oo looga shakisanyahay in ay yihiin hoggaamiyeyaasha ururka Daacish ee caasimadda Kabul. Waxa ay intaas ku dareen in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Heshiis Muhiim Ah Munaasabadan oo ku saabsaneyd mid Mashaariic horumarineed ay ku kala saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Hay”adda Horumarinta dalka Turkiga ee TiKA ayaa ujeedada tahay wax ka qabadashada biya xireenada…