2 daqiiqo Sheeko:Dalka UK: Munaasabad Soomaaliya Gurmad Abaareed Loogu Fidanayo Ayaa Ka Dhaceysa Xoghaya Horumarinta Caalamiga ah ee dawladda Ingiriiska Penny Mordaunt ayaa la filayaa inay maanta la shirto deeqbixiyayaasha adduunka si ay uga dalbato inay ka qaybqaataan dedaallada loogu gurmanayo dalka Soomaaliya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Ganacsatada B/weyne Ka Dalbaday Inay Habeenkii Shaqeeyaan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka codsaday ganacsatada magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan inay habeenkii shaqeeyaan, si loo muujiyo ammaanka magaalada. Guddoomiyaha gobolkaasi Cabdi Jeyte Cismaan oo saxaafadda la hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe: Dowladda Federaalku Awood Uma Laha Inay Wax Ka Beddasho Heshiiskii Berbera Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabe oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aanay waxba ka beddali karin heshiiskii Somaliland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Shirkadda DP World Aqoonyahan Faysal Rooble oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa ka hadlay hadalkii shalay ka soo yeeray shirkadda DP World ee ahayd in Somaliland ay tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Gobolka Sh/Dhexe Oo Ay Ka Taagan tahay Biyo La’aan Daran Saameynta ka dhalatay biyala’aanta ka jirta Webiga Shabeelle oo dhexmaray qaybo ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa ah mid hadda ay si weyn u dareemayaan bulshada ku dhaqan gobolkaas. Deegaannada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Ay Waddo Qorshe Lagu Dhimayo Dadka Barakacyaasha Ah Shirka wadatashiga barakacyaasha iyo qaxootiga ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb-galay dhammaan guddoomiyeyaasha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa sidoo kale joogay wasiirro ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Shacabka Waxa Ay Sugayaan Difaaca Ciidamada Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi farmaajo ayaa kormeer ku tagay xeryaha ciidamada Xoogga Dalka ee ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku lahadlay qaar ka mid ah Ciidamada ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Mamnuucay Magaalada Baladweyn In Lagu Dhex Wato Hub Sharci Darro Ah Shir ay yeesheen Guddiga Amniga gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo la xiriira dhanka ammaanka qodobada laga soo saarayna waxaa ka mida in aan la oggolaan doonin in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalsooni Kala Noqosho Wasiirka Dastuurka XFS Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Guddiga dib u eegista iyo La socodka Dastuurka ee labada Aqal ee baarlamaanka Fedaraalka Ayaa kalsoonidii kala noqday wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh jibriil . Xubno ka tirsan guddiga joogtada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Ka Soo Horjeestay Heshiiska Berbera Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka soo horjeestay heshiiska saddex-geesoodka ah ee dekedda Berbera, kaasi oo ay ku tilmaameen in uu yahay sharci darro. Guddoomiyaha xisbigaasi Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro…