2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda Oo Sheegtay In Ay Rajeyneyso Dhaqan-gelinta Hannaanka Cusub Ee Fedaraaleynta Garsoorka Dalka Markii la doortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa ballanqaadyadiisii ka mid ahaa in uu cadaaladda wax ka qabanayo, nidaamka garsoorka dalkana uu hagaajinayo . Dad badan ayaa qaba in cadaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baydhabo: Magaalada Waxaa Soo Buuxiyey Qoysas Ka Soo Barakacay Abaaraha Maamulka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in magaaladaasi ay ku soo badanayaan qoysaska abaaraha uga soo barakacay gobollada Baay iyo Bakool. C/laahi Cali Maxamed Watiin oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Xildhibaan Oo Ku Dhintay Qarax Miino Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in labo xildhibaan oo ka kala tirsan maamullada Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle ay ku dhinteen qarax miino oo dhacay agagaarka Balli-doogle. Xildhibaanka Koonfur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 50 Milyan Yuuro Oo Wax Looga Qabanayo Macluusha, Biyala’aanta & Waxbarashada Gobollada Banaadir Iyo Gedo Hay’adaha UNICEF iyo WFP oo kaashanaya dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gobollada Banaadir iyo Gedo waxay ka fulinayaan mashruuc loogu talagalay in wax looga qabto nafaqo-darrida. Lacagta ku baxaysa mashruucan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Togdheer Dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa lagu soo warramayaa in maanta uu ka dhacay deegaannada Horufadhi iyo Gocondhaale, kuwaasi oo ku dhow degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Jaamacadda Carabta Ka Dalbatay In Laga Hortago Heshiiska Berbera Warqad ay heshay Goobjoog News, ayna u xaqiijiyeen diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa waxaa ku xusan in ergada Soomaaliya ee Jaamacadda Carabta ay dalbadeen in ajendaha kulanka wasiirrada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 13 Dhallinyaro Soomaaliyeed Ah Oo Ku Xirnaa Liibiya Ayaa Soo Gaaray Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde soo cago dhigatay diyaarad ay la socdeen 13 dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo ay dowladda Federaalka ka soo deysay xabsiyo ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Hodon Ee Magaalada Muqdisho Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay habeenkii xalay ahaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Qof ka mid ah dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaybtii Labaad Ee Maxabiis Laga Soo Daayey Liibiya Oo Maanta Ku Soo Wajahan Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay kasoo degto diyaarad sidda qaybtii Labaad ee maxaabiis Soomaaliyeed oo laga soo daayey xabsiyada dalka Liibiya. Maxaabiista maanta la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Lacag Ugu Yaboohey Abaarta Soomaaliya Xogheyaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson oo booqasho ku maraya qaaradda Afrika ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalka Al-shabaab, isaga oo sheegay in AMISOM iyo dowladda Soomaaliya ay yareeyeen khatarta Al-shabaab…