1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Gamboole oo ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe. Ciidamada xoogga dalka ayaa la sheegay in saakay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Maanta La Dhaariyey Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 3-aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu dhaariyey Saddex xildhibaan oo kamid ah golaha shacabka. Xildhibaannadan la dhaariyey ayaa dhowaan waxaa lagu kala doortay magaalooyinka Muqdisho, Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Federaalka Oo Ka Gaabsatay Magacaabidda Dalka Dhex-Dhexaadin-Doona Soomaaliya Iyo Imaaraadka Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo saaka wareysi siiyay BBC laanta afka Soomaaliga ayaa sheegay in dal walaal ah uu dhex-dhexaadin doonno Soomaaliya iyo Imaaraadka. Cawad oo arrintaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo: Midnimada Soomaaliya Weli Wey Nagu Weyn Tahay Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in marnaba aanay ka tanaasulin doonin mowqifka Soomaaliweyn, islamarkaana ay xilli walbo diyaar u yihiin iney ku dhintaan aragtidooda. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdalla Maxamuud Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Maleeshiyo Beeleed Oo Ka Jirta Shabeellada Dhexe Xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa lagu soo waramayaa iney haatan ka taagan tahay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Deegaanka Gaashaanle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Guul Siyaasadeed U Arkay Dacwadda Ay DFS Ka Gudbisay DP World Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faalooda arrimaha siyaasadda dalka, ayaa sheegay in guul wanaagsan ay tahay in dowladda Federaalka ay dacwad ka gudbiso shirkadda DP World oo dhowaan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Waddani Oo Dalbaday In La Caddeeyo Qodobada Ku Qoran Heshiiska Dekadda Berbera Xibsiga mucaaradka Waddani ee Somaliland ayaa sheegay in marnaba aanay raali ka ahayn heshiiskii Saddex-geesoodka ahaa ee dekadda Berbera, ayna dalbanayaan in la caddeeyo qodobada ku qoran heshiiskaasi. Cabdullaahi Daamur…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo La Wareegtay Astaanta Qaran Ee dot SO Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse wixii hadda ka dambeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Cuna-qabateeyay Labo Ka Mid Ah Al-shabaab Mareykanka ayaa khamiistii soo saarey cunaqabateyn lagu soo roday labo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al-shabaab, kuwaas oo weerarro ka geystay Kenya iyo Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhallinyarada Burco Oo Ka Cabanaya Shaqala’aan Dal waxa uu ku dhismaa dhallinyaradiisa oo ka qaybqaata horumarka uu dalka sameynayo, dhallinyarada ku nool magaalada Burco waa qaar rajala’aan ka qaba xukuumadda talada haysa waxa ay hee-haabayaan badweynta…