1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guuleed Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Yeeshay Narendra Modi Ra’iisalwasaare kuxigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada New Delhi ee dalka India wuxuu kulan kula qaatay ra’iisul wasaaraha dalkaasi Narendra Modi oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaxda Ee Muqdisho Dagaal kooban oo u dhaxeeyay ciiamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanno la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Amarro Cusub Oo Lagu Soo Rogay Shirkadaha Duulimaadka Maamulka Jubbaland ayaa amarro cusub kusoo rogay shirkadaha duulimaadka ee ka shaqeeya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Cabdullaahi Aadan Maxamuud oo ah maareeyaha guud ee Garoonka Kismaayo ayaa isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Hadlaya DP World Iyo Berbera Golaha Shacabka ayaa maanta qabanaya kulanka koowaad kalfadhiga 3-aad, ajandaha kulanka ayaa waxa uu yahay DP World iyo heshiiska Berbera, waxaa kaloo laga hadli doonaa xeerhoosaadka. Doraad ayay ahayd markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuwee Jaamacadaha Ugu Horreeya Dunida Ee Laga Barto Culuumta Dhaqaalaha? Shirkadda Ingiriiska ah ee Qiimeynta waxbarashada sameysa ee la yiraahdo “QS” ayaa soo saartay qiimaynteedii sannadlaha ahayd ee jamaacadaha ugu wanaagsan Adduunka. Qiimeynta “QS” ayaa si gaar ah loo eegaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Af-barwaaqo Ee Gobolka Mudug Oo Ka Soo Ka Baneysa Colaado Ragaadiyey Xafladda caleemo-saarka maamulka cusub ee degmada Af-barwaaqo ee gobolka Mudug ayaa ka dhacday magaaladaas. Xafladda caleemo-saarka ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirro, xildhibaanno ka tirsan maamulka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale. Degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baydhabo Oo Bilaabayo Diiwaangelinta Dadka Iyo Guryaha Guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna duqa magaalada Cadullaahi Cali Watiin ayaa Goobjoog News u sheegay in maamulka maagalada Baydhabo iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koofur Galbeed ay wadaan bixinta aqoonsiga guryaha ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Xeebaha Libya Oo Badbaadiyey 335 Qof Oo Tahriibayaal Ah Ciidamada ilaalada Xeebaha Libya ayaa badbaadiyey 335 qof oo tahriibiyaal ah kuwaasi oo doonayey inay si sharci darro ah ku galaan waddamada Yurub. Ciidamada ayaa howlgalka badbaadinta waxa ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Oo Faarujiyey Deegaan Ay Shalay Ka Qabsadeen Al-shabaab Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Xoogga Dalka ayaa dib isaga soo baxay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo ay shalay kala wareegeen Al-shabaab. Dadka ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka B/weyne Oo Soo Dhoweeyay Biyo-keenista Wabiga Shabeelle Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa soo dhoweeyay biyo-keenista Wabiga Shabeelle oo maalmo badan biyo-la’aan ahaa. Qaar kamid ah shacabka ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin…